07/11/2022
Hadaad saaka Caafimaad qab ku toostey, salaadana ku tukatey, waa Nimco aad wayne "Alxamdulilaah dheh" oo Allah casa wajala ugu mahdnaq.
Waxaa jira malaayiin qof oo aan nimcadaa helin oo qaarkood laga yaabo iney xanuun la saaran yihiin sariiraha, Allah ha caafiyo inta xanuunsan, inta murugeysan Allah haka faydo, inta dhibana Allah dhibta ka saaro.
Name: Abdiwahab Muhumed Guure
job title: Accountant iv