Talo Caafimad

Talo Caafimad kusoo dhowow jigjiga jobs shaqoyin ku raali geliya

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐’๐‡๐€๐๐Ž:Nrc waxaa ka banaan fursad wacyi gelinta dadwaynaha (awaraness officer).๐™ˆ๐™–๐™จ๐™ช๐™ช๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™Ž๐™๐™–๐™ฆ๐™ค:1 . Wacyi gelint...
14/01/2023

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐’๐‡๐€๐๐Ž:

Nrc waxaa ka banaan fursad wacyi gelinta dadwaynaha (awaraness officer).

๐™ˆ๐™–๐™จ๐™ช๐™ช๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™Ž๐™๐™–๐™ฆ๐™ค:
1 . Wacyi gelinta bulshada xanunada faafa
2. Ka hortaga xanunada faafa
3. Booqshada iskuulada
4. Diyaarinta warbixinta isbuucl iyo billaha ah
5. Hormarinta dhammaan waxyaaba loo isticmaalayo xiriirka dadwaynaha.

๐‡๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐š๐ฒ๐จ-๐€๐ซ๐š๐ ๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š:

โ–ถ๏ธ Waa inuu heystaa shahaado jaamacadeed(social work)
โ–ถ๏ธ Waa inuu ugu yaraan leeyahay 5 sano oo waayo-aragnimo.
โ–ถ๏ธ Waa inuu xiriirka dadwaynaha ku wanaagsanyahay
โ–ถ๏ธ Waa inuu leeyahayna xirfad hogaamineed.
โ–ถ๏ธ Waa in uu la falgeli karo bulsho kala duwan.

08/01/2023
Fursad shaqo
28/12/2022

Fursad shaqo

** DAUUS JIGJIGA NOW HIRING ** Subject: JIGJIGANew Positions: Sales and Marketing is open for top talent. Basic requirem...
15/12/2022

** DAUUS JIGJIGA NOW HIRING **

Subject: JIGJIGA

New Positions: Sales and Marketing is open for top talent.

Basic requirement:
1. You must have minimum of Bachelorโ€™s degree public health marketing
2. Good knowledge of Sales Techniques
3. Strong Communication skills
4. Strong customer relation & Problem-solving Skills
5. Competence, commitment and creativity skills.
6. Amharic, English and Somali speaker is preferred.

Experience: One year or more of Sales & Marketing experience

How to Apply:
Send your resume or CV: [email protected]
Make the Subject: "Godey Sales"

Deadline: december 17, 2022

Thank You.
Dauus HR

Ogeysiis: Fursado Shaqoโคต๏ธ
06/11/2022

Ogeysiis: Fursado Shaqoโคต๏ธ

FURSAD: Ma dooneysaa in lagaa caawiyo xaraynta  aad ku codsaneyso Baqtiyaa nasiibka Dalka mareykanka(lottery)  Si ad ugu...
08/10/2022

FURSAD: Ma dooneysaa in lagaa caawiyo xaraynta aad ku codsaneyso Baqtiyaa nasiibka Dalka mareykanka(lottery) Si ad ugu mid noqoto 55 kun oo qof oo Nasiib u hela iney sanadkan ku guuleystaan

Itoobiya waxa ay ka mid tahay dalalka Sanadkan la rajeynaayo in ay tiro badan ku lahaato madama dalal fara badan laga saaray liiska

Hadaba hadi aad rabto in laguu buuxiyo baqtiyaa nasiibka wadanka maraykanka nagala soo xiriirka

nagala so xirir

WhatsApp Business is an app built for small business owners. With the app, you can create a business profile and easily connect with customers.

Get it for free at https://www.whatsapp.com/business/

27/09/2022

Ma tahay shaqo doon haysta shahada jamacad ama dugsi sare hadaba kala soco dhowan halkan fursado shaqo oo kala.duwan
Hadaba si aad ula socota fursadaha shaqo fadlan saar follow sii dhe siina share garee

03/08/2022

FURSAD SHAQO:
ISKOOLKA ILAYS PRIVATE WAXAA KA BANAAN SHAQO MACALINIMO SUBAXA H**E BOOSASKA BANAAN WAXAA KAMID AH

1: BIOLOGY TEACHER
2:CHIMISTRY TEACHER
3:PHYSICS TEACHER

Address

Jijiga
251

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Talo Caafimad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Talo Caafimad:

Share