12/10/2026
๐ก๐ฎ๐พ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐๐ฒ๐น ๐ถ๐๐ผ ๐๐ต๐ถ๐๐บ๐ฒ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ ๐+๐ฒ
Naqshad dhisme casri ah oo laga hirgelin doono magaalada Jigjiga, kuna yaalla waddada isku xidha badhtamaha magaalada iyo Suuqa New Taiwan. Mashruucu waxa uu isku darayaa goobo ganacsi oo ku yaalla dabaqyada hoose iyo qolalka hoyga martida ee dabaqyada sare. Naqshaddu waxa ay isku dheellitiraysaa bilicda iyo shaqaynta dhismaha, iyadoo balakoonnada gudaha u laaban, shaashadaha qurxinta leh iyo isku-dhafka midabadu ay wejiga dhismaha siinayaan muuqaal casri ah oo soo jiidasho leh.
๐+๐ฒ ๐๐ผ๐๐ฒ๐น & ๐๐ผ๐บ๐บ๐ฒ๐ฟ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น ๐๐ฒ๐๐ฒ๐น๐ผ๐ฝ๐บ๐ฒ๐ป๐
A proposed mixed-use development in Jijiga, Ethiopia, located along the road connecting the city centre to the New Taiwan Market. The design combines commercial spaces on the lower floors with hotel accommodation above. Recessed balconies, warm-toned perforated screens, contrasting finishes and integrated lighting define the architectural concept, creating a contemporary faรงade that balances visual appeal with practical functionality.