Walaalaha dstv

Call Directions Contact the business

Walaalaha dstv dstv

SADAALI CIYAARTA CAAWA! ⚽🏆Champions league 🔥 Arsenal vs Paris Saint-Germain (PSG) 🔥Yaa kula tahay inuu caawa in Koobka Q...
30/05/2026

SADAALI CIYAARTA CAAWA! ⚽🏆
Champions league
🔥 Arsenal vs Paris Saint-Germain (PSG) 🔥

Yaa kula tahay inuu caawa in Koobka Qaadi doono Arsenal Paris

📌 Shuruudaha Tartanka: ✅ Sadaashaada ku qor faallada. ✅ Follow garee Page-ka Tv Walalaha DSTV. ✅ Like & Share garee qoraalkan. ✅ Ku martiqaad saaxiibbadaa inay ka qayb galaan.

🎁 Abaalmarin: 100 Birr 🎁

Qore Abdiasiis Omar Dhigane

26/05/2026

Dhammaan Muslimiinta ☪️
Meel kasta oo aad joogtaan Ciid Mubaarak 🌙✨

Walalaha DStv iyo Wallaha TV 📺
Ciid wanaagsan, farxad iyo barwaaqo ayaan idiin rajaynayaa 🤍

Hambalyada Ciidul Adxaa 🐑🌙
Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, caafimaad, nabad iyo kheyr badan hana ina siiyo.

Ciid Mubaarak Dhamaantiin 🎉🤲

asc asxaab taa qaliga aha waxaad naga sugayseen qofkaa gulaystahaa ah hadaab sadaasha golashaa waxaa saxaay shaqsigaa ho...
07/05/2026

asc asxaab taa qaliga aha waxaad naga sugayseen qofkaa gulaystahaa ah

hadaab sadaasha golashaa waxaa saxaay shaqsigaa hoos ku xusaan
lkn qofkaa shurudii logu tala galay ama loo shegaay muuna buxiin

waxaad ogataan asxaabtaydaa qaliga ah ee pageka ku xidhaan sii aad ugu gulaysataan sadashiina
fadlaan shurudaha buxiyaa aad gulaysataane

⚽️ SADAASHA CIYAARTA UEFA Champions League ⚽️🔥 Paris Saint-Germain vs Bayern Munich 🔥📢 Shuruudaha ka qaybgalka:👍 Like sa...
06/05/2026

⚽️ SADAASHA CIYAARTA UEFA Champions League ⚽️
🔥 Paris Saint-Germain vs Bayern Munich 🔥
📢 Shuruudaha ka qaybgalka:
👍 Like saar post-ka
📲 Follow garee page-ka DSTV
🔁 Share garee si aad fursad u hesho
🎯 Qofkii saadaasha saxda ah keena wuxuu ku guuleysan doonaa:
💰 100 Birr
🍀 Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!

Qore AbdiAsiis Omar Dhigane

06/05/2026

Sadaashii Ciyaarta cawa Way sosocotaa
Asxaabta Nin walba Khabiirnima Diisa hakaashado

Hambalyo weyn ayaan u diraynaa guuleystaha saadaasha ciyaartii xiisaha badnayd ee dhex martay Arsenal iyo Atlético Madri...
06/05/2026

Hambalyo weyn ayaan u diraynaa guuleystaha saadaasha ciyaartii xiisaha badnayd ee dhex martay Arsenal iyo Atlético Madrid! 🎉

Mudane Maxamed Macalin ayaa noqday qofkii si sax ah u saadaaliyay natiijada ciyaarta, isagoo muujiyay faham, feejignaan iyo khibrad dhab ah oo kubadda cagta ah. Wuxuu si buuxda u dhammeystiray dhammaan shuruudihii tartanka—Like 👍, Follow, Share iyo Comment—taasoo caddeyneysa inuu u qalmo guusha iyo abaal-marinta uu helay. 💯

Bogga walaalaha ee DSTV sidoo kale hambalyo gaar ah ayaan u diraynaa, maadaama ay fursad siiyeen taageerayaasha kubadda cagta inay muujiyaan aqoontooda isla markaana ku guuleystaan abaalmarin lacageed. Waa tallaabo dhiirrigelin leh oo bulshada isku xiraysa, isla markaana kobcineysa xiisaha ciyaaraha. 👏

Maxamed Macalin, guushaadu waa tusaale cad oo muujinaya in qofkii dadaala oo si dhab ah uga qeyb qaata uu gaari karo guul. Waxaan kuu rajeyneynaa guulo kale oo badan mustaqbalka! 🏆

Dhamaan ka qeybgalayaasha kale, ha niyad jabina—fursado kale oo badan ayaa imaan doona. Sii wad taageerada, ka qeybgalka, iyo saadaasha ciyaaraha xiisaha leh!

Markale hambalyo guusha weyn! 🎊
Mahamed Moalin

⚽️🔥 SADAALINTA CIYAARTA WEYN 🔥⚽️Ciyaarta Arsenal 🆚 Atlético MadridWareegga Afar Dhamaadka ee UEFA Champions League ayaa ...
05/05/2026

⚽️🔥 SADAALINTA CIYAARTA WEYN 🔥⚽️
Ciyaarta Arsenal 🆚 Atlético Madrid
Wareegga Afar Dhamaadka ee UEFA Champions League ayaa la sugayaa!
🎯 Ka qayb gal sadaasha oo ku guuleyso abaalmarin lacageed oo dhan 100 Birr!
📝 Shuruudaha: 👍 Like saar page-ka
📲 Follow garee walaalaha DStv
🔁 Share garee post-kan
💬 Comment ku qor sadaashaada saxda ah
⚽️ Hadda waa waqtiga aad muujin lahayd aqoontaada kubadda cagta iyo khabiirnimadaada!
Yaa badin doona? Yaa gool dhalin doona? Sidee ayey ciyaartu ku dhammaan doontaa?
🔥 Ku soo qor fikirkaaga – nasiib wacan!

Qore AbdiAsiis Omar muhumad

Nibankaan Atletico madrid ah laguma Reebin Home-keeda kulamada noocaana Ee Champions league-ga  tan iyo 1997.Reer Barca ...
14/04/2026

Nibankaan Atletico madrid ah laguma Reebin Home-keeda kulamada noocaana Ee Champions league-ga tan iyo 1997.

Reer Barca nasiibkiinaa qabtaan

tanii waa wixii xalay barso lalal maraay
09/04/2026

tanii waa wixii xalay barso lalal maraay

Address

Dhanan
Jijiga

Telephone

+251915729854

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Walaalaha dstv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Walaalaha dstv:

Shortcuts

Share