Bilan Cosmetics &Electronics

Bilan Cosmetics &Electronics Business Man

10/09/2023

😎🤴

17/07/2023

Qof kasta wuxu heli donaa wuxuu ku dadaalo
Wax aadan ku dadalin shaqo kuma lihid ☝️

Ku soo dhawaw Macmiil Bilan cosmetics and Electronics Waxay ku taaal Magalada Jigjiga Ka soo hor jeedka Jigjiga jet  🙏👋👍...
08/02/2023

Ku soo dhawaw Macmiil Bilan cosmetics and Electronics
Waxay ku taaal Magalada Jigjiga
Ka soo hor jeedka Jigjiga jet
🙏👋👍💯

23/08/2022

Waa maxay Xukunka Qofka ka taga Salaada ??

~~Sh maxamuud Xaliike حفظه الله ورعاه في ذنيا وآخر ❣

Illaahay ha u naxariisto, Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi oo goor dhawayd ku geeriyooday Hargeysa.Abwaan qiimo ...
18/08/2022

Illaahay ha u naxariisto, Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi oo goor dhawayd ku geeriyooday Hargeysa.

Abwaan qiimo badan, oo Taariikh, aqoon, dadnimo, faylasuufnimo, fogaan-arag iyo Astaan bulsho intaba ah buu ahaa.
Illaahay janaddiisa fardawsa ha ku casuumo.

Kuwa ii hanweynow
Marka aad i hoysaan
Hogga ii bannaysaan
Waa in lay hogtaayoo
Hiil waxan ka geli jiray
Ama hoo ka tari jiray
Hadhow lay xusuusta
Hebel lay yidhaahdaa.

Xigasho i Mukhtar maal

Waa 22 jir u dhashay dalka Kenya oo u  dabaal degaya dhalashadiisa.Adi nala Wadaag intaad jirto 😁👋
25/07/2022

Waa 22 jir u dhashay dalka Kenya oo u dabaal degaya dhalashadiisa.

Adi nala Wadaag intaad jirto 😁👋

Alle Ha U Naxariisto Walaasheen Ayaan Shakul Oo aynu Shalay U baafinaynay Dhiig ay U Baahnayd.Hada ayay Walaasheen Ku Ge...
22/07/2022

Alle Ha U Naxariisto Walaasheen Ayaan Shakul Oo aynu Shalay U baafinaynay Dhiig ay U Baahnayd.
Hada ayay Walaasheen Ku Geeriyootay Cisbitalka Karamardha.
Alle Ha U Naxariisto Walaasheen.
JTN TV

Saladu waa xifhiidha adoonka iyo rabigii ka dhexeeya Wll salada ilaali ❣☝️
11/12/2021

Saladu waa xifhiidha adoonka iyo rabigii ka dhexeeya

Wll salada ilaali ❣☝️

06/12/2021

Sheikh Maxamud shibili ❣

05/12/2021
02/12/2021

Sh Mustafe Hajji ismail Haruun

Qof wax soo saarle ahow 🤞

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bilan Cosmetics &Electronics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bilan Cosmetics &Electronics:

Share