Bagaash.com

Bagaash.com Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bagaash.com, Business service, Jijiga.

  WAXAA LASOO QABTAY RAGII WEERARAY GURI SOOMAALIYEED XILI HABEEN AH DHIBAATANA UGAYSTAY MAXAAD KU XUKUMI LAHAYD
05/06/2023



WAXAA LASOO QABTAY RAGII WEERARAY GURI SOOMAALIYEED XILI HABEEN AH DHIBAATANA UGAYSTAY

MAXAAD KU XUKUMI LAHAYD

  arxandarrada aheyd ee xalay ka dhacday Boosaaso, qeybaha sida goonida ah aadka iiga sii murjiyay ee aan la caloolxumaa...
05/06/2023


arxandarrada aheyd ee xalay ka dhacday Boosaaso, qeybaha sida goonida ah aadka iiga sii murjiyay ee aan la caloolxumaaday waxaa ka mid ah:-

1. Duruufta adag ee ay reerku ku nool yihiin, taas oo laga dhex arki karo kaamirada.

2. Aabbaha, hooyada iyo cunugga yar, saddexduba dhulka ayay jiifaan oo hal sariir ma heystaan. Guriguna waa dhagax qallalan.

3. Ilmaha yar ee aanan waxba ogeyn ee iska hurday ee saq dhexe halmar kabta wajiga laga saaray ee argaguxu ku dhacay.

4. Waxaa ka sii daran, sida uu aabbuhu u calaacalayo, weliba isaga oo anfariirsan, aadna u naxsan ayuu wuxuu leeyahay, "raalligelin ayaan ka bixineynaa, aniga ayaad war buuxa iigu imaneysaan, lambarkeeda wallaahi ma aqaanno" iwm.

Yaa Allaah!!

FG. Dhacdadani reer Boosaaso ma matalaan. Waa dulmilowyaal iskood go’aan xun u qaatay.

Laamaha amnigu aad bay u mahadsan yihiin.

Waa Bahdilay Sharaftii Raganimo Waa  Hooyo Somaliyed oo Kunool Mid Kamid ah Wadamada Yurub Ninkeeda ayaa Naag Kale La Gu...
02/06/2023

Waa Bahdilay Sharaftii Raganimo Waa Hooyo Somaliyed oo Kunool Mid Kamid ah Wadamada Yurub Ninkeeda ayaa Naag Kale La Guursaday isla Markaasna wuxuu Maxkamada ugudbiyey in ay waalantahay uuna doonaayo in uu Caruurta isagu Haysto uuna Geeyo Guriga Xaaska Kale.

Hooyadan oo ilmaynaysa ayaa sheegtay in ilmaheeda laga qaadan Rabo isla Markaasna Ninkeeda oo ay Magiciisa ku Sheegtay Maxamed uu Maxkamada ugudbiyey in ay Tahay Qof waalan Balse iyadu ay Caafimaad Qabto oo la waali Rabo.

Usoo duceeya fadliga Jimcaha. Alle caruurteeda K**a qaado. Waa Hooyo dhiban

Hoos Waxaad Ku Arkaysaa Laba Gacmood Oo Is Haysta Macnahoodu Ma'ahan Jacayl Lakiin Waa Diintooda Jacel Yihiin Sawirka Ha...
31/05/2023

Hoos Waxaad Ku Arkaysaa Laba Gacmood Oo Is Haysta Macnahoodu Ma'ahan Jacayl Lakiin Waa Diintooda Jacel Yihiin Sawirka Hadaad Ufiirsato Waxaa Kaaga Muuqanaysa Calaamad Kiristan Marka Kheyr isku Garab Istaaga Shaqsigan Waxaan Dhihi Karnaa Garasho Daro unbaa ugaysay markaa kadigtoonaada Waxaasoo Kale Dhamaan Asxaapta Maalin Wanagsan Wallalkeena Ay Garasho Daradu Ugaysayna Usheega Ugana Diga Inuu Iska Illaaliyo Shayada Gaaladu Diintooda KuFidinayaan

SU'AASHA AH SIDAY CAGAFTU HALKAAS UFUUSHAY QOF KAJAWAABI MIYAA JIRO HAA❤️     MAYA😟
27/05/2023

SU'AASHA AH
SIDAY CAGAFTU
HALKAAS
UFUUSHAY
QOF KAJAWAABI
MIYAA JIRO

HAA❤️ MAYA😟

Inuu>___________________________________________________________________________>Ana>__________________________________
25/05/2023

Inuu>___________________________________________________________________________>Ana>__________________________________

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bagaash.com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bagaash.com:

Share