Xulashada lamaanaha

Xulashada lamaanaha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xulashada lamaanaha, Dating service, Jijiga.

22/10/2022

Xulashada lamaane aad ku qanacsan tahay si fiicana isaga fiirisid waxay ka qayb qaadata waaritaanka qoyskaas

22/10/2022

Ruuxa aad rabto inaad nolosha la wadaagto hadaanad qalbigiisa iyo niyadiisa (emotionskisa)
Ilaalin karaynin ha isku guursan

07/11/2021

Asc dhamaan walaalaha soomaaliyeed
Waxaan idinku so dhaweynayna bogan oon u sameynay inaan ku wacyigalino dhalinteena u hanqaltaagaysa qoys inay dhisaan
Waxaan sido kale isku xidhi doonaa dhalinta guurku dhabta kayahay
Wixi fikira talo ah faalo nogu reeb walaalaha kalena la wadaag bogayagan
Marlabad so dhawaada

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xulashada lamaanaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category