30/09/2026
Madaxwayne La Badalay.
Madaxwyanihii Deeganka Debubka, Tilahun Kabede ayaa loo magacaabay Xafiiska Adeeg bixinta(Xafiiska Waraaqaha) ee Magaalada AdisAbaba. Madaxa xafiiska Adeeg bixinta lehna awood Mayor kuxigeen ayuu noqday. 4 qofoo Lehna awood Mayor kuxigen ayuu kamid noqday.
Wuxuu majaraha u hayay Deegan 32 Qowmiyadood ku noolyihiin, hadana inuu xisbigiisa halkii uu gartay ku qanco ayay noqotay.