Kasho marketing group

Kasho marketing group marketin sellin and buyig products
consultant trade and bussiness plan
taxi service and booking hote

04/12/2020

Assalamu alleykum waxaan dhamaan ogaysiinaynaa inaan bulshawaynta ku xidhan pageka ee ku nool magaalada jijiga iyo dunida kale inaan idiin hayno goobo ganacsi oo wanagsan oo iib iyo kiroba ku haboon wixii faah faahina nagala soo xidhiidh ciwankan iyo mobileda.

Asallamu alleykum uma somaliyed ee degaanka ku nool gaar ahan jijiga  waxaan idiin ogaysanaynaa inaan sameyno qurxinta f...
26/10/2020

Asallamu alleykum uma somaliyed ee degaanka ku nool gaar ahan jijiga waxaan idiin ogaysanaynaa inaan sameyno qurxinta farshaxanada gacanta iyo riinijiyaynta guryaha,hotelada xafladaha mgoobaha ganacsiyada kale duwan fadlan hadadan faah faahin dheraad ah rabto nagala soo xiriir pagekan ama telefonadan
+251930091000
+251943801119
Like and share pageka dhalinta somaliyed

ALLAA MAHAD LEH

05/10/2020
Asallamu alleykum dhamaan somalida ku nool deegaanka somalida dadka ganacsatada ah iyo dhamaan dadka maalgalinta sameeya...
28/09/2020

Asallamu alleykum dhamaan somalida ku nool deegaanka somalida dadka ganacsatada ah iyo dhamaan dadka maalgalinta sameeya waxaan uga faa'iideynaynaa fikaran oon idiin ku hayno buug ahaan cidii rabta iyoo cidii data ahaan u rabta sii share garee ha ka faaiidaystaan walalada soomaliyeed .

Fadlan like and share our new page
Allaaa mahad leh

28/09/2020

Asallamu Alleykum waxaan idiin kusoo kordhinay adeegyada
Iibinta dhulalka iyo kiraynta guryaha
Fadlan like and share,
Subscribe

Allaa mahad leh

25/09/2020

marketin sellin and buyig products
consultant trade and bussiness plan
taxi service and booking hotel
Preparing guest house

24/09/2020

Asallamu Alleykum waxaan dhamaan ganacsatada degaanka somalida iyo dhamaan bulasha waynta ushegaynaa inay ufureen xaruntan muwadinin udhalatay degaanka oo ay diyaar ula yihiin shaqo wanagsan inay u qabtaan shacabkoda iyo ganacsatadaba fadlan noo sii share garee fariinta pagekan nagala soo xiriira iyo ciwanada kale
Please subscribe our page and share

ALLAA mahadleh.

19/09/2020

Asallamu Alleykum akhri 10ka qododb walal hadad doonayso inaad ganacsigada guul ka gaadho
1. Naftaada loolan gali – Richard Branson oo ah ninka aasaasay shirkada Virgin ee caanka ah ayaa ku talinaya in qofka doonaya in uu ganacsi abuuri uu diyaar u noqdo in uu loolan joogto ah galiyo naftiisa. Waxa uu aaminsanyahay in noloshu ay tahay waxbarasho joogto ah oo aad maalinkasta wax-cusub barato.

2. Qabo shaqo aad jeceshahay – Steve Jobs oo ahaa ninkii horumarka weyn gaarsiiyay shirkada Apple ayaa ku talin jiray in dadka dhalinyarada ah ay sameeyaan ganacsiyo aysan lacag darteed keliya aysan u abuurin balse ay sameeyaan ganacsi la xiriira waxyaabaha aad jeceshahay ee aad ku raaxaysato.

3. khatarta qaado – Jeff Bezos oo ah agaasimaha Amazon waxa uu leeyahay in aadan waligaa ogaanayn qiimaha fikradaada ilaa aad tijaabiso. Waxa uu sheegay in aad ka shalaayayso in aadan tijaabin , halkii aad ka shalaayi lahayd fashilka. Waayo fashilksa cashar ayaad ka qaadanaysaa balse fikrad aadan tijaabin waxba k**a faa’idaysid.

4. Aragti lahoow – Agaasimaha Tumblr oo lagu magacaabo David Karp ayaa aaminsan in ganacsadaha hal-abuurka leh uu yahay mid aragti-dheer leh oo ay u cadahay waxyaabaha uu doonayo in uu sameeyo iyo sida uu ku gaarayo hadafkiisa.

5. Naftaada aamin – Henry Ford oo ahaa ninkii aasaasay shirkada baabuurta ee Ford ayaa laga soo wariyay in uu yiri ” Haddii aad aaminsantahay in aad wax samayn karto iyo haddii aad aamisantahay in aadan samayn karin. Labadaba waa ku saxsantahay” Haddii aad aaminsantahay in aad guuleysanayo, waad helaysaa wadooyinkii aad ku guuleysanlahayd balse haddii aadan aaminsanayn waxaad helaysaa marmarsiyo aad ku guul-daraysato.

6. La soco dadka wanaagsan – Cida aad la socoto, waa qofka aad noqoto. Reid Hoffman oo aasaasay bogga LinkedIn ayaa ku talinaya in wadada ugu degdega badan ee aad isbedal ku samayn karto in ay tahay in aad la xirato dadka aad doonayso in aad ku dayato oo aad heerkooda gaadho.

7. Samir lahoow – Qofna daqiiqad kuma guuleysto, qofkasta meel ayuu ka bilaabay. Steve Jobs ayaa yiri “Haddii aad si qoto dheer u fiiriso dadka guuleystay oo dhan waqti dheer ayay ku qaadatay” diyaar u noqo in aad waqti galiso ganacsigaaga.

8. Samayso Koox Hawlkar ah– Cidna guul ganacsi ma gaadho kaligeed, kuwa guuleystay waxay sameysteen koox hawlkar ah oo ka dambaysa. Sameyso koox awood leh haddii ay ahaan lahayd shaqaale ama cid kale oo ku taageerta.

9. Ha hilmaamin hadafkaaga – Markasta madaxa ku hayn goolka aad doonayso in aad gaadho. Ryan Allis oo aasaasay shirkad lagu magacaabo iContact ayaa sheegay in subax-kasta in uu ku celceliyo dhowr jeer goolkiisa si uusan u hilmaamin.

10. Cashar ka qaado qaladkaaga – Haddii aad ganacsi abuurto waa la hubaa in aad qalad samayn doonto, laakiin ganacsatada horumarka gaadhay waa kuwa cashar ka qaata qaladkooda oo aan markale ku celin isla qaladkii.

Asxaabtaada la wadaag:
Allaa mahad leh
Share and like you page

18/09/2020

Asallamu Alleykum waxaan idinla wadaagaynaa adeegyada dhaman ay shirkada ka shaqayso
1-shirkada waxay suuq gaysaa dhaman badeecadaha kale duwan iyo xayaysinta badecadaha
2-la talin ganacsiga iyo qorshe ganacsi
3-doorista goob ganacsi oo muhim ah
4-isku xidhka ganacsatada
5-soo dhawaynta martida iyo guryaha martida 6-qabashada hotelada jiifka ah iyo bookin ticketyada , adeega taxi
7- kiraynta iyo iibka guryaha iyo gaadhiyada

Waxaan dhamaan umada somaliyeed ee aragta
in ay noo nagu cawiyaan
Share and like page kan cusub
ALLAH MAHAD LEH

Ethiopain new currency is loadin if your money is out of your acount its abt you ?
17/09/2020

Ethiopain new currency is loadin if your money is out of your acount its abt you ?

15/09/2020

Dhamaan ganacsatada deegaanka ee meheradaha leh cabitaanada cock,sprite iyo fanta inay iska hubiyan intayna goobta ay ka iibsanayan ka dhaqaqin in ay si fican uxidhan yihiin waxaan aragnay sprite biyo caadi ah lagu shubay iyo fantada dadka ganacsatada ah waa inay waxa ay bulshadooda ka iibinayaan yahay waxay iska hubiyaan oo tayo leh.
Fadlan share garee fariintan si ay dadkena u feehignadan falalka nocaan ah

New Dj and all software, camering editing for wedings hagaaye waxaa kaloo dheer in la idinku imaani karo goob walbe ood ...
14/09/2020

New Dj and all software, camering editing for wedings hagaaye waxaa kaloo dheer in la idinku imaani karo goob walbe ood rabtan in la idinku hagaajin karo
kala soo xidhiidh - 0940395433
Ama 0930091000
Ama0915058703
Fadlan share and like , subscribe our page Allaa mahad leh

Address

Hararkela
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kasho marketing group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share