Suuqa jigjiga iibka guryaha & baaburta

Suuqa jigjiga iibka guryaha & baaburta Hadaad rabto in laguu iibiyo iyo hadad rabto inaad iibsato
WhatsApp: +251915202070
Call: +251915202070

🔥🔥🔥Jigjiga Dhul Iib ah oo jaanis ah 🔥🔥🔥Qoodi Haysta Labada Wado  Goobta 24aad Guriyaha Fanaanita AgtoodaMadaxtooyada Dha...
20/04/2024

🔥🔥🔥Jigjiga Dhul Iib ah oo jaanis ah 🔥🔥🔥
Qoodi Haysta Labada Wado
Goobta 24aad Guriyaha Fanaanita Agtooda
Madaxtooyada Dhabarkeeda
Qiimaha 1.2 birr (Million iyo Laba Boqol birr )
Wixii faahfaahin ee intaas Dheer wxd nagalasoo xidhiidhi kartaa whatsApp lambarka. 091 520 2070 wxd Nagasoo waci kartaa +251915202070
Suuqa jigjiga iibka guryaha & baaburta
Everyone
Highlight

Gobta JIGJIGA, Qumaandaha Gaar Ahaan Maame Qabri Bayax Dabadiisa Qolalka 2 Qol Oo Jaajuur Ah Iyo Qol Jiingad Ah Daarad B...
18/04/2024

Gobta JIGJIGA, Qumaandaha Gaar Ahaan Maame Qabri Bayax Dabadiisa
Qolalka 2 Qol Oo Jaajuur Ah Iyo Qol Jiingad Ah Daarad Banaan Oo Ladhisankaro
Qiimaha 2.8 Birr
Wixii faahfaahin ee intaas Dheer wxd nagalasoo xidhiidhi kartaa whatsApp lambarka 091 520 2070
Suuqa jigjiga iibka guryaha & baaburta
Everyone
Highlight
Mobile No +251915202070

🔥🔥🔥Guri Qiima jaban oo jaanis ah🔥🔥🔥 7 Qol  wye Guud ahaan4 Gambis ah oo suuli, Shower 🚿 Gudaha kuleh3 Service ah1 Barkad...
13/04/2024

🔥🔥🔥Guri Qiima jaban oo jaanis ah🔥🔥🔥
7 Qol wye Guud ahaan
4 Gambis ah oo suuli, Shower 🚿 Gudaha kuleh
3 Service ah
1 Barkad, Qasabadii biyahana uxidhantahay.
Qiimaha: 5,500,000 birr (Shan million iyo shanboqol ookun birr)
Qabalaha uu kuyaalo: 15,aad Anteenada agteda, laamiga jidka 30-kana udhow
Wixii faah-faahin ah ee intaas Dheer wxd nagalasoo xidhiidhi kartaa whatsApp Lambarka 091 520 2070 wxd Nagasoo waci kartaa +251915202070.

🔥🔥🔥Jijiga Boos Iib ah🔥🔥🔥1-Qoodi Qiimaha: 1.1 birr (Halmiyan & Hal boqol birr)Goobta: Madaxtooyada DhabarkeedaWixii faahf...
13/04/2024

🔥🔥🔥Jijiga Boos Iib ah🔥🔥🔥
1-Qoodi
Qiimaha: 1.1 birr (Halmiyan & Hal boqol birr)
Goobta: Madaxtooyada Dhabarkeeda
Wixii faahfaahin ee intaas Dheer wxd nagalasoo xidhiidhi kartaa whatsApp lambarka. 091 520 2070 waad Nagasoo waci kartaa +251915202070

🔥🔥🔥Jaanis🔥🔥🔥Boos Qiimo jaban  1-Qoodi  ama 1600.kaareeJigjiga Qablaha 24aad Madaxtooyada dhabarkeeda. (Guriyaha Fanaanii...
09/04/2024

🔥🔥🔥Jaanis🔥🔥🔥
Boos Qiimo jaban 1-Qoodi ama 1600.kaaree
Jigjiga
Qablaha 24aad Madaxtooyada dhabarkeeda. (Guriyaha Fanaaniinta agtooda)
Qiimaha 1.4m birr (milyan & Afarboqol oo kun birr)
Wixii faahfaahin ee intaas Dheer wxd nagalasoo xidhiidhi kartaa whatsApp lambarka 091 520 2070
Wxd Nagasoo waci kartaa +251915202070.

🔥🔥🔥Jigjiga Guri Qaab Casri ah udhisan oo Qiimo jaban🔥🔥🔥Dhulka uu ku fadhiyo Gurigu 400 kaaree5 qol oo Gambis ah ilaa sho...
08/04/2024

🔥🔥🔥Jigjiga Guri Qaab Casri ah udhisan oo Qiimo jaban🔥🔥🔥
Dhulka uu ku fadhiyo Gurigu 400 kaaree
5 qol oo Gambis ah ilaa shower 🚿 kii Gudaha kuleh
Iyo 2 midna jiko tahay oo banaanka ah.
Xaafada uu kuyaalo waa xaafadaha Badda-cass
Laamiga jaamacada loomaro ayaa waxyar dhanka suuqa loogasoo leexanayaa.
Qiimaha: 10.000,000 birr (Toban milyan birr)
Wixii faahfaahin ee intaas Dheer wxd nagalasoo xidhiidhi kartaa whatsApp lambarka 091 520 2070 isla Lambarkaas waad Nagasoo waci kartaa +251915202070.
Suuqa jigjiga iibka guryaha & baaburta
Everyone

🔥🔥🔥 Jigjiga - Guri Iib ah 🔥🔥🔥4 - Qol Daarad fiicana lehQiimaha 6.6m (Lix-milyan & lix-boqol)Goobta Qabalaha 14aad, udhow...
07/04/2024

🔥🔥🔥 Jigjiga - Guri Iib ah 🔥🔥🔥
4 - Qol Daarad fiicana leh
Qiimaha 6.6m (Lix-milyan & lix-boqol)
Goobta Qabalaha 14aad, udhow laamiga jidka 30 ka meesha ay bajaajta Force da kasoo laabato.
Wixii faahfaahin ee intaas Dheer wxd nagalasoo xidhiidhi kartaa whatsApp lambarka 091 520 2070 waad Nagasoo waci kartaa.

🔥🔥Guri Gambis ah oo  jaanis ah  oo Iib ah🔥🔥🔥Goobta: Jigjiga, xaafada Garabcase, lamabada laami dhexdoodaDhulka uuku fadh...
06/04/2024

🔥🔥Guri Gambis ah oo jaanis ah oo Iib ah🔥🔥🔥
Goobta: Jigjiga, xaafada Garabcase, lamabada laami dhexdooda
Dhulka uuku fadhiyo Gurigu: 400 karee
Qolalka: 5-Qol & 1-suuli 🚿 oo Gudaha ah & 2 suuli oo banaanka ah
Qiimaha: 8.million birr
Yaan lagaagasoo horaynin
Wixii faah-faahin ah ee intaas dheer nagalasoo xidhiidh WhatsApp lambarka
091 520 2070 waad Nagasoo waci kartaa isla Lambarkaas
Suuqa jigjiga iibka guryaha & baaburta
Everyone

🔥🔥🔥Dhul jaanis ah oo Iib ah🔥🔥🔥Dhulku waa 2-Qoodi1-kii Qoodi Qiimaha waa  1milyan iyo 3boqol &konton kun birr (1,350,000)...
06/04/2024

🔥🔥🔥Dhul jaanis ah oo Iib ah🔥🔥🔥
Dhulku waa 2-Qoodi
1-kii Qoodi Qiimaha waa 1milyan iyo 3boqol &konton kun birr (1,350,000) birr
Labadaba waala israacin karaa.
Goobta waa jigjiga dhanka Guriyaha fanaaniinta ee xaafada 24aad
Wixii faahfaahin ee intaas Dheer wxd nagalasoo xidhiidhi kartaa whatsApp lambarka 091 520 2070
Suuqa jigjiga iibka guryaha & baaburta
Everyone
Highlight

🔥🔥🔥Boos Jaanis ah oo Iib ah🔥🔥🔥430 kaaree Oo dayranGoobta Jigjiga Xaafada badda_cassQiimaha 6M (lix milyan)Wixii faah-faa...
03/04/2024

🔥🔥🔥Boos Jaanis ah oo Iib ah🔥🔥🔥
430 kaaree Oo dayran
Goobta Jigjiga
Xaafada badda_cass
Qiimaha 6M (lix milyan)
Wixii faah-faahin ee intaas Dheer wxd nagalasoo xidhiidhi kartaa whatsApp lambarka 091 520 2070 nagasoowac isla Lambarkaas.
Suuqa jigjiga iibka guryaha & baaburta
Everyone
Highlight

🔥🔥🔥 Hyundai Iib ah🔥🔥🔥Magaca: HyundaiModel: 2015Geerka: Automatic Qiimaha: 1.3M birr (1milyan & 3boqol birr)Stering ToosC...
03/04/2024

🔥🔥🔥 Hyundai Iib ah🔥🔥🔥
Magaca: Hyundai
Model: 2015
Geerka: Automatic
Qiimaha: 1.3M birr (1milyan & 3boqol birr)
Stering Toos
Condition: 💯%
Location: Jigjiga
Wixii faah-faahin ee intaas Dheer wxd nagalasoo xidhiidhi kartaa whatsApp lambarka 091 520 2070 waad Nagasoo waci kartaa.
Suuqa jigjiga iibka guryaha & baaburta
Everyone
Highlight

🔥🔥🔥Guri Qiima jaban oo jaanis ah🔥🔥🔥 7 Qol  wye Guud ahaan4 Gambis ah oo suuli, Shower 🚿 Gudaha kuleh3 Service ah1 Barkad...
31/03/2024

🔥🔥🔥Guri Qiima jaban oo jaanis ah🔥🔥🔥
7 Qol wye Guud ahaan
4 Gambis ah oo suuli, Shower 🚿 Gudaha kuleh
3 Service ah
1 Barkad, Qasabadii biyahana uxidhantahay.
Qiimaha: 6,500,000 (lix million iyo shanboqol ookun)
Qabalaha uu kuyaalo: 15,aad Anteenada agteda, laamiga jidka 30-kana udhow
Wixii faah-faahin ah ee intaas Dheer wxd nagalasoo xidhiidhi kartaa whatsApp lambarka 091 520 2070

Address

Jijiga

Telephone

+251915202070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suuqa jigjiga iibka guryaha & baaburta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share