e-Balami

e-Balami Professional medical travel services for Ethiopia, India & Egypt. We handle doctor appointments, hotels, trusted translators & airport pickups.

e-Balami: Your premier partner for healthcare travel and professional medical support. Download ebalami App.

09/02/2026

Mudane Omer Mohamed Omer (Timocade), Chief Technology Officer (CTO) ee eBalami, ayaa UDUB MEDIA siiyey wareysi ku saabsan shirkadda eBalami iyo sida ay uga faa’iideysatay teknoolojiyadda casriga ah.

👉 Halkan kala soo deg App-ka eBalami:
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.ebalami.app

What's app: 099 130 1950

🌐 Website: ebalami.com

Ka hel Hal App. Dhammaan Adeegyadaada Safarka Caafimaadka 🩺Waxaan kaa caawin karnaa:Turjumaan luuqadeed 🗣️Ballamaha dhak...
25/01/2026

Ka hel Hal App. Dhammaan Adeegyadaada Safarka Caafimaadka 🩺

Waxaan kaa caawin karnaa:
Turjumaan luuqadeed 🗣️
Ballamaha dhakhtarka & isbitaalka 🏥
Ballamaha hotel-ka 🏨
Visa & tigidhada diyaaradda ✈️

Ma gali doontid fiilo ama waiting Marka aad Hospitalka tagto, qofka ugu horeeya ee loo shaqeeyo ayaad noqon doontaa. Wadamada aan ka hawlgelno waxaa kamida: Ethiopia 🇪🇹 | India 🇮🇳 | Masar 🇪🇬

Waxaad ka Soo dalban kartaa App ka shirkada. Ama Lambarka what's app kan 099 130 1950

📱 App Casri ah oo fudud
⚡ Degdeg
🤝 Lagu kalsoonaan karo

Ka Download gareyso App-ka halkan:
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.ebalami.app

20/01/2026

Mudane Omer Mohamed Omer (Timocade) Chief Technology Officer (CTO) ee eBalami, ayaa si faahfaahsan ugu sharaxaya Ku-xigeenka DDS iyo wufuud uu hoggaaminayo, qaabka uu u shaqeeyo Application-ka eBalami, iyo sida uu uga qeyb qaadanayo fududeynta adeegyada iyo horumarinta xalalka casriga ah ee bulshada.

Halkan kala Soo deg App ka eBalami

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.ebalami.app

Waxaan fursad qaali ah u helnay inaan ka qaybgalno carwo bandhigeedka Shirwaynaha Dhalinyarada DDS, halkaas oo aan si to...
20/01/2026

Waxaan fursad qaali ah u helnay inaan ka qaybgalno carwo bandhigeedka Shirwaynaha Dhalinyarada DDS, halkaas oo aan si toos ah Madaxweyne Ku-xigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan, iyo Wufuud kala duwan oo uu hogaaminayo ugu soo bandhignay adeegyada shirkadeena iyo kaalinta firfircoon ee aan bulshada ugu jirno.

Madaxwaynuhu wuxuu si weyn u bogaadiyey qaabka casriga ah ee App-ka eBalami u shaqeeyo, isagoo na dhiirrigeliyey oo hambalyo u soo jeediyey dadaalkeenna iyo hal-abuurkeena.

Waxaan ku faraxsanahay inaan qeyb ka nahay horumarka dhalinyarada iyo adeegyada casriga ah ee bulshada u fududeynaya nolol maalmeedkooda.

20/01/2026

The premium all-in-one platform for your lifestyle, medical, and technical needs.

01/01/2026

Adeegya Shirkada waxaad ka soo dalban kartaa App ka ebalami adigoo kala soo degaya website ka ebalami.com
sidoo kale waxaad kasoo dalban kartaa oo aad nagala soo xidhiidhi kartaa dhanka whats app ka. 099 130 1950

Waxaan kaa caawineynaa Safarada Caafimaad ee aad utageyso Wadamada Kala ah: Ethiopia, India, & Masar.

18/12/2025

Adeegya Shirkada waxaad ka soo dalban kartaa ebalami App adigoo kala soo degaya Play store ka ama website ka ebalami.com
sidoo kale waxaad kala soo xidhiidhi kartaa dhanka whats app ka.

+251991301950

17/12/2025

Waa dhibaatooyinka maalinlaha ah ee ay la kulmaan dadkeenu marka ay u anbabaxaan Safarka Caafimaad.

Ma rabno in cid kale ay mar dambe la kulanto dhibaato tan lamida. Taasi waa sababta aan u aasaasnay Shirkadan

Hadafkeenu waa mid fudud: In safarkaagu uu noqdo mid degan, sharaf leh, oo welwel la'aan ah.

Diyaar ma u tahay inaad safarkaaga xiga nagu aaminto? Waxaan kuu qabanaynaa dhammaan adeegyada muhiimka ah:
🏥 Ballamaha Isbitaallada
🏨 Hoteellada
🗣️ Turjumaanada
✈️ Tigidhada Diyaaradaha
🛂 Kaalmada Fiisaha

Wadamada aan kahawlgelno ee aan kaa caawinkarno waa: Itoobiya, Hindiya, & Masar.

Si fudud u dalbo adeeggaaga:
✅ Ka Soo degso App-ka shirkada Website keena ebalami.com
✅ Ama si toos ah noogala soo xidhiidh:

📲 WhatsApp: +251 991 301 950

'aan

Jimce Wanaagsan Macaamiishayada Qiimaha Badan.🇪🇹Ma uga baahan tahay ballan caafimaad oo degdeg ah wadanka Itoobiya ama H...
17/10/2025

Jimce Wanaagsan Macaamiishayada Qiimaha Badan.

🇪🇹Ma uga baahan tahay ballan caafimaad oo degdeg ah wadanka Itoobiya ama Hindiya? 🇪🇹 🇮🇳 🌍e-Balami ayaa kuu fududeyneysa!

✅ Waxaan balan deg deg ah kaaga qabaneynaa dhakhaatiirta iyo isbitaalada ugu fiican.

Sidoo kale adeegyada kale ee aan kuu raacineyno waxaa kamida:

🏨 Hoteel
🗣️ Turjumaan
✈️ Tigidh duulimaad
🚖 Taxi garoonka
🛂 Kaalmada Visa & Balan Safaaraad

Ka hel wax walba hal meel si safarkaagu u noqdo mid fudud, raaxo leh, oo walwal la’aan ah.

👉 La Xiriir e-Balami maanta!

0252788887
What'sapp 099 130 1950

Address

4th Floor, Burji Hassan Wali, Kabale 01
Jijiga
0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when e-Balami posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share