Al Fanaan Moha Zuper

Al Fanaan Moha Zuper Halkan kala soco dhammaan wararka soomaalida iyo caalamka

22/07/2023

WIILASHII QARANKA

02/04/2023

Afhayeenka Ciidanka Qaranka ahna Taliyaha hawl-galinta ee Ciidanka Qaranka Sareeyo Guuto Cabdi Cabdilaahi( Cabdi Dheere) ayaa Warbaahinta dawladda ugu waramay Taliska Ciidanka Qaranka ee Caasimada Hargaysa

Afhayeenka Ciidanka Qaranka sareeye guuto Axmed Abdi dheere oo isna hadda hadlay la soco muuqaalkiisa waxyar kadibπŸ˜‚
02/04/2023

Afhayeenka Ciidanka Qaranka sareeye guuto Axmed Abdi dheere oo isna hadda hadlay la soco muuqaalkiisa waxyar kadibπŸ˜‚

[Beeni Raad Maleh]Warbixinta ninka ay maleeshiyaadka huwanta ah ee jawaawistu  ku sheegeen inuu yahay sarkaal ka tirsan ...
19/03/2023

[Beeni Raad Maleh]

Warbixinta ninka ay maleeshiyaadka huwanta ah ee jawaawistu ku sheegeen inuu yahay sarkaal ka tirsan Ciidanka qaranka oo ay qabteen.

Ninkan ayaa baraha bulshada laga daawaday isagoo la waraysanayo oo leh waxaan ahay Askari Somalilander ah sidoo kale leh waxaan ahay nin Isaaqa,Habar Awal, Ciise Muuse, Adan Ciise.

Baadhis iyo dabagal dheer kadib waxaanu soo helnay xogta rasmiga ah ee ninkan ay Jawaawiistu u adeegsatay dacaayada kadib markii ay ku jabeen dagaalkii maalintii shalay ee casharka lama ilaawaanka ah ay u dhigeen Ciidabka Qaranka JSL.

Magiciisa saxa ah waa Muuse Cardoofe Faarax
Qabiilkiisu waa majeerteen cali saleebaan
Deegaankiisu waa Degmada Carmo Gobolka Bari
Lanbarkiisu waa +252907688125 .

Xaaskiisu waa Saynab Xiis Maxamed qoladeedu waa Cali Geri, Lanbarkeedu waa in +252905146276

Dhanka kale wuxuu sheegtay inuu ka tirsanaa Taliyaha guutada 8aad, Guutadaas oo aan dagaalka ku jirin.

Sidoo kale wuxuu been ka sheegay ninka magaca taliyaha guutada 8aad oo uu ku sheegay nin aan jirin,

(Sakariye Nuur saajin) [Sii Faafi]

11/08/2022

ciidamada policeka oo guraya dhagxaabtii mudaharaadayaasha

Guud ahaan deegaanada Somaliland ayaa laga jaray  khadka internet-ka  maadaama uu socdo mudahaarka ay dhigayaan xisbiyad...
11/08/2022

Guud ahaan deegaanada Somaliland ayaa laga jaray khadka internet-ka maadaama uu socdo mudahaarka ay dhigayaan xisbiyada mucaaradku.
Shirkadaha internetka bixiya ayaa kala ah Telesom, Somtel iyo SO!.
Xadhig iyo dhaawac ayaa jira magaalada Hargeisa oo ah meesha ugu wayn ee dibad baxu ka socdo.
Halkan kala soco wixii warar ah ee soo kordha.

29/07/2022

catoosh iyo masloxo oo nayf dhaylo kale liqayπŸ˜‚

Mane oo ah laacib reer senigaal ah oo Muslim ah wuxuu Asbuucii qaataa 100k sanadkii 1.2m wuxuu wadankiisa ka dhisay isbi...
10/06/2022

Mane oo ah laacib reer senigaal ah oo Muslim ah wuxuu Asbuucii qaataa 100k sanadkii 1.2m wuxuu wadankiisa ka dhisay isbitaalka ugu weyn, isagoo lacag la aan uga dhigay dadka danyarta ah ee aan heeysan lacag ay ku tagaan isbitaal.

β€œSidookale wuxuu siiyaa lacag gunno ah bishii Danyarta reer Senigaal. Wixii iigu qosolka badanaa Ee la weydiiyay ayaa ah shimee soo beeraneysaa bidaarta markaas ayuu ku jawabay Waxaan rabaa inaan reer Senigal lacagtaas aan wax ugu qabto.

Farmaajo Intii uu xilka haayay wuxuu asbuucii Qaadanayay 100k sanadkii in ka badan 3M uma Dhisin isagoo madaxweyne ah hal isbitaal, shacabkiisa waxay u dhimanayaan gaajo, wuxuu Tagay turki isagoo bidaarta ku soo beertay in ka badan kumanaan dollar.

Hadda uusan madaxweyne aheyn wuxuu bilaabay gacan hoorsi ii kaalmeeya intii uu caawin lahaa umada dhibaateysan.

Dadka dhahaaya Aabe Farmaajo waxaa u dhaama ineey dhahaan Aabe Mane!.

03/06/2022

Welcome back
My fans after
3yrs

Ciidamada Aljeeriya waxay duqeeyeen   iyo magaalooyin badan oo ka tirdan IsraelπŸ’ͺ.Gantaallada dheereeya ee qaaaradaha ka ...
11/05/2021

Ciidamada Aljeeriya waxay duqeeyeen iyo magaalooyin badan oo ka tirdan IsraelπŸ’ͺ.

Gantaallada dheereeya ee qaaaradaha ka gudba ayaana ugu socda si aan caadi ahayn.

Guutoyin ka tirsan taangiyada dowlada Urdun waxay u ruuqan sadeen dhanka xuduudaha israel iyagoo ka weerar-tamaya dhanka bari ...

Masar waxay furaysaa kala-beeyrka Rafah ciidamadeeduna waxay galeen heegan buuxa si ay u taageeraan dadka reer Gaza ....

Sucuudigu wuxuu ciidamadii ugu badnaay abid ka dejiyay magaalada Qaza si ay u taageeraan ciidamada Masar ee hiil walaal.

Weerarradaan illaa iyo hadda waxay sababeen dhimashada boqolaal ka tirsan askarta yahuudda Israa’iil Iyo qoysas badan oo iyaga ka mid ah.

Netanyahu wuxuu ku baxsaday diyaarad qaas ah ow uu ku aaday Ameerika.

Golaha amaanka ee qaramada midoobay waxay hada yelanayaan kulan deg deg ah iyagoo ugu baaqaya wadamada carabta iyo muslimiinta inay joojiyaan weerarka ay ku hayaan Israel.

Mareykanku wuxuu u diray diyaaradaha xambaara maraakiibta si ay u caawiyaan Israel lkn ciidamada badda ee Marooko ayaa ka hortagay oo ku soo riday Badweynta Atlantik Waxay xireen marinka muhiimka ee loo maro marinka Gibraltar ...

Turkeyga ayaa la filayaa in aw Pum ku dhifto hoonkoog waa hadii ay gacmaha la soo gasho dagaalaka mandhiqadda.

Warkaan wili ma dhicin lkn hadaad jcshy guusha Islmaaka dheh πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺπŸ‡¦πŸ‡ͺ

Like the page or follow

Address

Jijiga

Telephone

+252659302037

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Fanaan Moha Zuper posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share