19/09/2015
Ma u malaynaysaa Saaxiib aad marar badan illowday ama aad ka jawaabi wayday dalabkiisa, in uu isagu kaa qabali doono
dalab, Waxa ay ila tahay in aad ku jawaabto Maya, Haddaba adigu noqo mid mar warlba saaxiibkii kaga horreeya wanaaga.
nur