Afyaqan Consultancy & Language service providers

Afyaqan Consultancy & Language service providers With years of experience and their vast coverage of qualifications of our teams of interpreters and translators, we strive to become the best in our field.

We employ a comprehensive list of freelance Interpreters and Translators in over five (5) languages and local dialects, who are recruited in such a way as to ensure a consistently high level of competence across the languages spectrum. Somali Regional state Legal Services Translation

National Translators & Interpreters Services
A professional language services provider
Our reputation f

or quality and dependability has won us many new clients, the majority of which come to us through direct recommendations. Together, with our vast network of highly qualified professional linguists, we can meet all your translating and interpreting requirements promptly and cost effectively. We provide qualified and professional interpreters to public and private sector to attend and assist at various locations such as:
Courts (County, Magistrates, Crown, etc)
1. Tribunals
2. Medical Consultations
3. Barristers Chambers
4. HM Prisons
5. Home Office
6. Airports
7. Police Stations,
8. Business Meetings, etc. We understand the need for competent and professional attitude towards our work that allows us to gain new clients regularly. The following circumstances are where our interpreters excel and have many years of experience;
1. Recorded Interviews
2. Criminal / Civil Proceedings
3. Statement taking
4. Verbal Translation
5. Investigations (public or private)
6. Immigration
7. Personal Injury Consultations, etc
8. Written and verbal translations of all types of documents is something we specialise in, these documents include (all of which are supported by either statement of truths or affidavits on request)
9. Claims paperwork (Statements, Schedules, etc)
Certificates (Marriage, Character, Criminal, Birth, Education, etc)
10. Wills & Probates
11. ID Documents
12. Criminal / Immigration related Legal Documents/Evidence
13. Meeting Minutes
14. Property relates, etc.
15. Legal Aid Rates - We provide prompt written quotes for firms who require quotations to apply for Legal Aid. You can contact us 7 days a week.

14/07/2023

π™…π™žπ™§π™žπ™©π™–π™–π™£π™ π™– 𝘽π™ͺ𝙑𝙨𝙝𝙖𝙙𝙖.

Jiritaanka bulshadu waa ka difaacida bulshada waxyaabaha jiritaankeeda halista ku ah oo hogaanka uu u yahay bur burka iyo dabar go'a bulshadaas.
Bulsho dhan oo dhulkan saaran wax sahlan maahan inay saaxada dunida ka baxdo marka dhan kale laga eegana ilbiriqsi kuma dhama ina bulshadaasi ay quusanto ama dabar go'do.

Marka koowaad Bulsho kasta oo dunidaan ka jirta waxaa jira xidido dhulka ku haya.
Waa marka labaade waxaa jira in xididadaasi ay si fudud ku siimi karaan, xididahaas haddii ay baxaana waad garan karaysaa geed xididada laga siibay xaalkiisa.

Haddii aynu tusaale usamayno: bulshada aad adigu hadda la nooshahay waxaa jira waxyaabo jiritaankeeda dhawraya,waxyaabahaas haddii la waayana bulshadaasi way bur buraysaa. Waxyaabaha bulshada jiritaankeeda dhawra waxaa ka mid ah:
● π˜Όπ™ π™π™‘π™–π™–π™¦π™™π™– 𝘽π™ͺ𝙑𝙨𝙝𝙖𝙙𝙖: Bulsho ka mid ah bulshooyinkii dunidaan soo maray(Qowmu luud) waxaa dabar go,eeda sabab u ahaa inay ka tagtay akhlaaqiyaadkeedii iyo inay baal mareen awaamirtii illahay SWT. Ugu danbayntiina waxay dunida kaga faaruqeen qaab la yaab leh.
● π™žπ™¨ π™˜π™–π™–π™¬π™žπ™£π™©π™–: is taakulaynta bulshadu waa tiir ka mid ah tiirarka bulshada dhulka ku haya,haddii uu meesha ka baxana ay qasab tahay in bulshadaas la is waydiin doono meesha ay martay.
Marka qof kasta oo bulshada ka mid ah uu dantiisa raacdo waxaa meesha ka baxaya danta guud,tanta guud markii laga dheeraado waxaa meesha ka baxaya is caawinta.
● π˜Όπ™’π™£π™žπ™œπ™–: markaad akhriso taariikhaha bulshooyinkii h**e waxaad ogaanaysaa in amnigu ka qayb qaato jiritaanka bulshada,bulshooyinkii Amniga waayayna ay maalin cad ka dabar go,een adduunyada.
Amniga waxa uu noqon karaa mid gudaha iyo mid dibada ahba, maxaa yeelay bulshadu markay dhexdeeda ka waydo wax Amni ah waxay bilaabaysaa inay u kala cararto bulshooyinka kale oo dariskooda ah. Markay waydo Amniga dibada ah waa sidoo kale oo kala carar ayaa u bilowda.
● π™†π™–π™‘π™¨π™€π™€π™£π™žπ™™π™–:Bulsho aan isku kalsoonayn dhanka: xukunka, ganacsiga, amniga iyo dhan kasta oo laga wada noolaan karo sidee ayay ku jiri karaysaa?
● π˜Ύπ™–π™™π™–π™–π™‘π™–π™™π™– 𝘽π™ͺ𝙑𝙨𝙝𝙖𝙙𝙖: cadaaladu waa udub dhaxaadka bulshada,waana tiirka bulshada hayn karaya haddii kuwa kale ay daciifaan. Waa innaga aragna mar walba iyada oo la amaanayo hogaamiyaasha cadaalada fala bulshada ay hogaanka u hayaana ay tahay Bulsho xoogan dhan walba. Sidoo kale dadka maalinta qiyaame illahay uu har siin doono iyadoon har kale jirin waxaa ka mid ah imaam caadil ah,marka xaggee ayay joogtaa bulshada uu hogaanka u hayo.
Bulshana meesha ay ka hagaagto waa hogaanka.

01/03/2023
01/03/2023

Here is your choice

Ogaysiis ogaysiis Waxan ogaysiinayna dhammaan daneeyayaasha barashada Afafka ay ka midka yihin; Axmaariga, Af-oromooga, ...
25/04/2022

Ogaysiis ogaysiis

Waxan ogaysiinayna dhammaan daneeyayaasha barashada Afafka ay ka midka yihin; Axmaariga, Af-oromooga, iyo Ingiriisigaba in aan bilawnay nidaam fudud oo si dhib yar ad ugubaran karto Afafka adiga oo gurrigaaga jooga. Haddaba cid walba oo danaynaysa wuxu ka heli karaa barkulanka barashada fafka isaga ama iyada oo ka heli kara talefoon lambarkan hoos kuqoran, islamarkaana faah-faahin dheeriya si aad u hesho kalasoo xidhiidh.....

+251915417595/0909000984

We work 24/7
19/12/2021

We work 24/7

05/12/2021

Waa astaanta cusub ee hayada garsoorka oo la hindisay sideed u aragtaa talo bixintaadu waa muhiim

04/10/2021

WAXAAD HALKAN KA HELI KARTAA ADEEGA TURJUMAAKA DEG-DEGA AH OO KA KOOBAN 5 AF OO KALA AH; SOOMAALIGA, AXMAARIGA, AFAAN OROMOGA, INGIRIISIGA IYO CARABIGA...

KU XIDH-NAW..

Address

Jigjiga, Gumuruc Commission
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afyaqan Consultancy & Language service providers posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Afyaqan Consultancy & Language service providers:

Share