ALOOL Architect

ALOOL Architect Architect "Building the future, brick by brick.

22/04/2026
Goobta : Gode ethiopiaMashruuca : G+5 Hooy jiif ahQaybta hoose: Cafe ,supermarket and receptionShanta fooq ee kale waa h...
07/02/2026

Goobta : Gode ethiopia
Mashruuca : G+5 Hooy jiif ah
Qaybta hoose: Cafe ,supermarket and reception
Shanta fooq ee kale waa hooy jiif ah kana kooban 11 qol oo jlif ah
10 qol waa qolal jiif caadi ah meshii labiska suuligii iyo barxadisii wata iyo miiskagii shaqada iwm mid kamid ahna waxaa udheer fadhi iyoo goob nasasho
Ka kalena waa laba jiif iyo fadhi

+𝟐𝟓𝟏𝟗𝟐𝟗𝟒𝟕𝟔𝟎𝟏𝟖
https://www.facebook.com/profile.php?id=61563129203153...
Mahadsanidiin.

Ma islahayd mar uun Goob gabacsi ah  dhiso ?Ma islahayd Dhulkaa kugu yar ? Ma iswaydinaysay Nashqada goobtaada ganqcsi ?...
11/01/2026

Ma islahayd mar uun Goob gabacsi ah dhiso ?
Ma islahayd Dhulkaa kugu yar ?
Ma iswaydinaysay Nashqada goobtaada ganqcsi ?
nashqad qurux badan oo ku qaabaysan dhulkaaga ?

ALOOL ARCHITECT

https://aloolarchitect.com/

Ma islahayd mar uun Guri dhiso ?Ma islahayd Dhulkaa kugu yar ? Ma iswaydinaysay Nashqada gurigaga? Ma raadinaysay meel a...
20/12/2025

Ma islahayd mar uun Guri dhiso ?
Ma islahayd Dhulkaa kugu yar ?
Ma iswaydinaysay Nashqada gurigaga?
Ma raadinaysay meel aad kasamaysato nashqad qurux badan oo ku qaabaysan dhulkaaga ?

ALOOL ARCHITECT

https://aloolarchitect.com/

Mid kamida Nashqadaha aan usmaynay macmiilkanaga Goobta :jigjiga Mashruuca : Guri deegaan ah Dhulka :20x24 Qaybta hoose ...
13/12/2025

Mid kamida Nashqadaha aan usmaynay macmiilkanaga

Goobta :jigjiga
Mashruuca : Guri deegaan ah
Dhulka :20x24
Qaybta hoose : qol oo jiif ah oo Suuligiisa Wata qol fadhi iyo cunto ah , 2 qol oo jiif ah iyo suuli guud

Qaybta kore : qol oo jiif ah oo Suuligiisa Wata qol fadhi iyo cunto ah , 2 qol oo jiif ah iyo suuli guud

+𝟐𝟓𝟏𝟗𝟐𝟗𝟒𝟕𝟔𝟎𝟏𝟖
https://www.facebook.com/profile.php?id=61563129203153...
Mahadsanidiin.

Mid kamida Nashqadaha aan usmaynay macmiilkanaga Goobta :hargaysaMashruuca : Guri deegaan ah Dhulka :23mX20mQaybta hoose...
02/11/2025

Mid kamida Nashqadaha aan usmaynay macmiilkanaga

Goobta :hargaysa
Mashruuca : Guri deegaan ah
Dhulka :23mX20m
Qaybta hoose : qol oo jiif ah qol fadhi iyo cunto ah , jiko (madbakh ) suuli guud

Qaybta kore : 3qol oo jiif ah ,qolka hurdada iyo musqushiisii iyo musqul guud

+𝟐𝟓𝟏𝟗𝟐𝟗𝟒𝟕𝟔𝟎𝟏𝟖
https://www.facebook.com/profile.php?id=61563129203153...
Mahadsanidiin.

Goobta :jigjiga Mashruuca : Guri deegaan ah Dhulka :17.6mX15mQaybta hoose : 2 qol oo jiif ah oo mid  suuli wato qol fadh...
25/10/2025

Goobta :jigjiga
Mashruuca : Guri deegaan ah
Dhulka :17.6mX15m
Qaybta hoose : 2 qol oo jiif ah oo mid suuli wato qol fadhi iyo cunto ah , jiko (madbakh ) suuli guud

Qaybta kore : 3qol oo jiif ah ,qolka hurdada iyo musqushiisii iyo musqul guud

+𝟐𝟓𝟏𝟗𝟐𝟗𝟒𝟕𝟔𝟎𝟏𝟖
https://www.facebook.com/profile.php?id=61563129203153...
Mahadsanidiin.

Markasta fikrada macmiilka waa fikrada aan ka duulno Goobta :JigjigaDhulka = 5m X 17 Mashruuca :GanacsiQaybta hoose :  B...
17/10/2025

Markasta fikrada macmiilka waa fikrada aan ka duulno

Goobta :Jigjiga
Dhulka = 5m X 17
Mashruuca :Ganacsi

Qaybta hoose : Bakhaar basement store leh

Qaybta sare

* Xafiisyo iyo dukaamo

+𝟐𝟓𝟏𝟗𝟐𝟗𝟒𝟕𝟔𝟎𝟏𝟖
https://www.facebook.com/profile.php?id=61563129203153...
Mahadsanidiin.

Ma ku Han way tahay mar uun Inad wax dhisato ? ALOOL ARCHITECT. Waa Wehelkaaga Meel kasta Ood joogto .Mashruucan wuxuu k...
07/10/2025

Ma ku Han way tahay mar uun Inad wax dhisato ?
ALOOL ARCHITECT. Waa Wehelkaaga
Meel kasta Ood joogto .
Mashruucan wuxuu ku yaalaa Magalada wardheer oo dhismihiisu ka socdaa.
Macmiil aan kuu adeegno adeeg hufan ee soo dhawoow.

https://aloolarchitect.com/

09/09/2025

Wedding hall

Mid kamida nashqada gudaha oon macmiilkanaga usamaynay. Nala daawo

Qayb kamid ah naqshadaha aan u samayno macaamiishaanada. Waxaa kujira naqshadahan guri  loogu talogalay inuuna wax  caqa...
01/09/2025

Qayb kamid ah naqshadaha aan u samayno macaamiishaanada. Waxaa kujira naqshadahan guri loogu talogalay inuuna wax caqabada ku keenin dadka laxaadka la' ee isticmaala kuraasta curyaamiinta (wheelchair), isla markaana soo jiidasho iyo qurux leh.

ALOOL ARCHITECT

https://aloolarchitect.com/

Ma islahayd mar uun Guri dhiso ?Ma islahayd Dhulkaa kugu yar ? Ma iswaydinaysay Nashqada gurigaga? Ma raadinaysay meel a...
14/08/2025

Ma islahayd mar uun Guri dhiso ?
Ma islahayd Dhulkaa kugu yar ?
Ma iswaydinaysay Nashqada gurigaga?
Ma raadinaysay meel aad kasamaysato nashqad qurux badan oo ku qaabaysan dhulkaaga ?

Cabirka dhulka Waa 13.5mx11m
Cabirkaa gurigu Waa 9.8mX 10.2m
Waa ma 7 rooms

ALOOL ARCHITECT

https://aloolarchitect.com/

Address

Jijiga
0000

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ALOOL Architect posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share