Dhule cade

Dhule cade Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhule cade, Lobbyist, Mekelle.

30/04/2026

Shaqaalaha Shan Cisho Maqnaada.

Fadhiga dibu-eegista Maxkamadda Guud ee Itoobiya ayaa laallay Turjum h**e oo sheegayay in aan shaqaalaha la eryi karin iyadoo aan Digniin la siinin, hadii uu maqnaado shan cisho. Hada turjumka ay sameeyen ayaa sheegaya in shaqaalaha laga tallaabo qaadi karo hadii uu shan cisho maqnaado, iyadoo aan loo baahan doonin in Digniin la siiyo.

Madaxwaynaha ururka Shaqaalaha Itoobiya oo ka falceliyay go'aankas ayaa sheegay in aysan ka dhignayn in shaqaalaha shan cisho maqnaada layska eryi karo. Wuxuu xusay in fasax sannadle, fasax todobaad, fasax Geeri, fasax dhalmo iyo fasaxyo Caafimad ay jiraan. Qodobadan ayuu xusay in sharcigu ogolaanayo. Wuxu kaloo tilmaamay in aysan sax ahayn in la eryo shaqaale Fasax qaatay, iyadoo aan maalmihii fasaxana loo xisaabinayn.

Siddeed u arragta hadii go'aanka Deeganka laga dhaqan qaliyo? Makula tahay in shan cisho maqnaada la waayi karo?

bal aan dhowron
10/03/2026

bal aan dhowron

Waa mid kamid shacabka ku nool magaalada oo Jigjiga oo la waydiiyay su'aal ahayd xisbiyada Deegaanka ka tartamaya yaad codkaaga siinaysaa doorashada.?

Wuxuu yidhi "Waxaan codkeyga siinaya xisbiga barwaaqo waxaan ku dooranaya waxyaabo badan oo isbadala oo uu ku keenay xaga maskaxda bani aadamka ah, nafteyda iyo codkeygaba waxaa iska leh xisbiga barwaaqo

21/02/2026

war lasogaay wax oo naqo mooji

04/12/2025

mudnannw knnaq
wwdksi
wwkkwj

25/09/2025
25/09/2025

mudane xamse

25/09/2025

masul wacan

24/09/2025

Address

Mekelle

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhule cade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category