KAAFI

KAAFI Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from KAAFI, Business service, London.

"  waa inaad garanayso waxaad dhihi lahayd,    waa inaad garanayso goortaad dhihi lahayd.""Isaga ayaanba caan ahayn, had...
01/01/2022

" waa inaad garanayso waxaad dhihi lahayd, waa inaad garanayso goortaad dhihi lahayd."

"Isaga ayaanba caan ahayn, hadana wuxuu ka sheekaynayaa wuxuusan ahayn" waa hadalada ay dadku isticmaalaan marka uu qof ka hadlo wuxuusan ahayn.

-

Inaadan waxaas ahayn macnaheedu k**a dhigno inaadan fikir ka qabin.

waxaynu la noolahay bay'o hadii ay ku arkaan adoo 24/7 ku mashquulsan mobilkaaga, ku mashquulsan barahaaga bulshada, kal...
27/12/2021

waxaynu la noolahay bay'o hadii ay ku arkaan adoo 24/7 ku mashquulsan mobilkaaga, ku mashquulsan barahaaga bulshada, kaliya aaminsan inaad nolosha ka dhacayso.

bay'o aansan aaminsanayn in dunida hada la joogo baraha bulshada laga qaban karo hawlo (shaqo) ka fudud mida wadamadeena taala maanta, dhacdana inay ka dhaqaale fiicantahay.

bulsho marka ganacsatadeedu xayaysiin samaysanayaan, looga soo qaylyayo iyagoo la leeyahay: . Iyagoosan qiimaynayn: "intee le'eg baa daawan kara hadaan soo dhigo, intee in le'eg baa daawan kara hadaan soo dhigo?"

bulsho kaliya ku mashquulsan dhanka xun ee baraha bulshada. Aansan badankoodu fiirinayn dhanka wanaagsan ee shay.

:-

-Aynu deeyno hebel hadii uu furtay nolosha ayuu kadhacay ee hadii uu wax xun kusoo gudbinayo, aan waxaas xun ka waanino.

24/11/2020

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KAAFI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share