Pharo Ventures

Pharo Ventures Pharo Ventures is the commercial, for-profit arm of The Pharo Foundation.

19/04/2026

Weli socota… shubista maanta waa xoogga berri.

In progress… today’s pour is tomorrow’s strength.

06/04/2026

Pharo RMC ahan, waxa naga go’an in aanu si taxadar leh u qaadno dalabaadka macaamiishayada. Dhinac kasta, laga soo bilaabo isku qaska shubka iyo keenitaanka goobta waxanu muhiimad siinaa tayada. K**a werweri doontid dildilaac ama qaraxyo ku yimaada dhismahaaga. Waxa aanu diyaar kuula nahay shub adag, mar kasta.

At Pharo RMC, we take your order seriously every step of the way. From mixing to delivery, quality is always our top priority, so you never have to worry about cracks or structural repairs.

02/04/2026

Cabir, Tijaabo, Kalsooni, Waa sida ay ku bilaabmaan dhismaha tayda leh.

Measured, Tested, Trusted, That’s how strong buildings begin.












29/03/2026

Mid kale oo kamid ah taxanaha dhiska Somaliland. La kulan shirkada dhismaha ee Albalad Construction Company, oo ah shirkad dhisme oo ka shaqaysa mashruucyo ay ka mid yihiin dhismaha dugsiyada, dhismayaasha ganacsiga, waddooyinka, iyo mashaariicda biyaha guud ahaan waddanka Somaliland. Laga soo bilaabo 2023 waxay shirkadu door muuqda ku lahayd koritaanka iyo horumarka dhiska Somaliland.

Meet Albalad Construction Company, a growing construction firm delivering impactful projects across Somaliland, including schools, commercial buildings, roads, and water infrastructure. Since 2023, they have been actively contributing to the region’s development through their work on the ground.
In this episode, we highlight their work as a valued Pharo Ready Mix Concrete client, showcasing the role they play in building the future of Somaliland.


19/03/2026

Ka hor inta aan shubka la shubin, tayada ayaa mudnaanta koowaad leh. Goob kasta oo dhisme, injineerro iyo qandaraaslayaal ayaa si taxaddar leh u hubiya shubka si loo xaqiijiyo adkaanta iyo cimriga dhismaha. Sababtoo ah dhismo adag wuxuu bilaabmaa ka hor shubista.

Before concrete is poured, quality comes first. On every site, engineers and contractors carefully inspect the mix to ensure the strength and durability every structure needs. Because strong buildings begin long before the pour.

12/03/2026

Shubabku way kala duwanyihiin, xaga tayada iyo xoogaba. Farqiga u dhexeeya shubka gacanta lagu sameeyo iyo ka diyaarsan ee mishiinka isku qaso waa waxa go’aamiya tayada iyo adkeysiga dhismahaaga. Mar kasta oo xaddiga iyo qiyaastu sax yihiin waa mar kasta oo dhismahaagu yeesho raandhiis, waa na sababta tayadu muhiimka u tahay.

Not all concrete is the same. The difference between manual mixing and ready-mix concrete can determine how long a building stands. When the balance is right, structures stay strong for years. That’s the quality that matters.

04/03/2026

Pharo RMC, raandhiiska iyo tayadu maaha keliya balanqaadyo ee waa mudnaantayada shubis kasta.

At Pharo RMC, strength and quality are not promises they are priorities in every mix and every pour.










23/02/2026

Dildilaacyadu si kadis ah uma soo baxaan.
Waxay ka bilaabmaan meel aan xoog si sax ah looga dhisin.
Dhismayaal adag waxay ku bilaabmaan shub adag.

Cracks don’t appear by accident.
They begin where strength was never built.
Strong buildings start with strong concrete.










08/02/2026

Weli socota… shubis kasta waa tallaabo loo qaaday wax sii jiri doona.

In progress… every pour is a step toward something that lasts.

















02/02/2026

Weli socota… shubista maanta waa xoogga berri.

In progress… today’s pour is tomorrow’s strength.

29/01/2026

Shaqo weli socota. Xoog wali la dhisayo Ready Mix Concrete.

Work in progress. Strength in the making with Ready Mix Concrete.

Address

154 Brompton Road
London
SW31HX,UK

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Pharo Ventures posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Pharo Ventures:

Share