04/01/2024
Waa hadal ka mug weyn waxa madaxdeenu maanta ay hadalka jilicsan arinta bada ku galeen War aaway halkii 1- Ethiopia airline ka bilaaba 2- qaadka Ethiopia joojiya waaba hadaa awoodaane 3- Safiirkooda ceyriya keeniiba u yeerateene
Fadlan is adkeeya geesinimadu waa in yar oo cagaha dhulka lagu sii hayee wabilaahi towfiiq