04/04/2026
Shacabka mamulka Marmarsa oo ka cabanayo Ahmad awale wax khibrad ah oo uso shaqayey dawlad maleh waxa ugu horaysay wakalada force ay leedahay ayu darawal kanoqday Mareyehi h**e wakalada marku iskii iskucasilay uunbu iska fadhistay xafiska sifo sharci madama uusan buuxin karin shurudaha loga bahanyahay ee mareyenimo wax document wafaqsan usanyahysan waxa laga dhaxlay 35birr
1meter cub in lagucabo biyaha wana qiimaha dhamaan ethiopia ugu qalisan markay xumadan tubooyinku shacbka xafada iska ururisa marka ay wayan xafis ibinayo isaguna wado intuu xidhay ayu lacagti shacabka guri kaga dhisanaya xafiiska ay qusayso hanaga so gaadho wanasiib daro mashariic baladhan ay degaanku uqabatay shacabka in lagu cayaro