Nuux Qardaawi

Nuux Qardaawi writer and journalist

DEG DEG:  Ciidankii Xaradheere kayimid oo Godinlabe ku sugan, waxaana la filaya in subaxnimo horre galaan Dhuusamareeb.
28/05/2026

DEG DEG: Ciidankii Xaradheere kayimid oo Godinlabe ku sugan, waxaana la filaya in subaxnimo horre galaan Dhuusamareeb.

DEG DEG: Saadaq Joon oo MW Xasan Sheekh u hanjabay.
27/05/2026

DEG DEG: Saadaq Joon oo MW Xasan Sheekh u hanjabay.

27/05/2026

DEG DEG: MW Qoorqoor oo afka furtay xogga badan oo qorsoonaana banaanka keenay.

Ciid wanaagsan.Anigoo ah mustaf warsame sabriye (Timacade), waxaan si rasmi ah ugu dhawaaqayaa inaan u taaganahay xilka ...
26/05/2026

Ciid wanaagsan.

Anigoo ah mustaf warsame sabriye (Timacade), waxaan si rasmi ah ugu dhawaaqayaa inaan u taaganahay xilka Xildhibaan Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Waxaan go’aansaday inaan u tartamo xilkan si aan ugu adeego bulshada, uga shaqeeyo horumarka deegaanka, cadaaladda, mideynta bulshada, iyo difaaca xuquuqda shacabka aan matalayo.

Mudnaantaydu waxay noqon doontaa:
• Horumarinta adeegyada bulshada
• Dhalinyarada iyo shaqo abuurka
• Nabadda iyo xasilloonida
• Waxbarashada iyo caafimaadka
• Ilaalinta danaha shacabka Galmudug
Waxaan ugu baaqayaa dhammaan bulshada, waxgaradka, dhalinyarada, haweenka, iyo taageerayaasha inay ila garab istaagaan ololahan isbeddelka iyo horumarka ku dhisan.
“Codkiinnu waa mustaqbalkeenna.”
Xisbiguna waa Ramaas Party .

26/05/2026

Shir xasaasi ah ayaa hadda u furmay Odayaasha Dhaqanka Daarood iyo Mucaaradka.

26/05/2026

Sheekh Shariif oo maanta baraha bulshadda lagu baahiyay in la qorshaynayo dilkiisa oo Hotel Jaziira gaaray oo ah goobta la sheegay in lagu afduubanayo

25/05/2026

Fiqi oo horay Sheekh Shariif iyo mucaaradka ugu hanjabay haddii ay adeeegsadaan ciidan, hadda maxaa laga fali doonaa.

25/05/2026

DEG DEG: Xera ilaalinta qaranka oo ku hadlayso afka dawladda iyo kiiska Sacdiyo Bajaaj oo laga hadlay.

Saafaaradii ugu horaysay ee dad Muslim ah ay ka furtaan Qudus-ta la haysto ee dhulka reer Falastiin.
24/05/2026

Saafaaradii ugu horaysay ee dad Muslim ah ay ka furtaan Qudus-ta la haysto ee dhulka reer Falastiin.

24/05/2026

Bilal Bulshaawi haddii uu dhinto yaa xusuusan, waa farqiga u dhexeeya aqoon-yahanka iyo Jaahilka.

DEG DEG: Cali Cosoble oo weerar afka ah ku qaaday G. Cabdi Qaybdiid.Waxa uu yiri "Jen Cabdi Qeybdid ma wuxuu cimrigiisa ...
24/05/2026

DEG DEG: Cali Cosoble oo weerar afka ah ku qaaday G. Cabdi Qaybdiid.

Waxa uu yiri "Jen Cabdi Qeybdid ma wuxuu cimrigiisa ku dhameysan doonaa dagaal sida raggii kheyrkii ahaa? Ma jiraa hal dagaal oo uu galay oo uu maanta ku faraxsan yahay? Sow dhamaan dagaaladii uu galay fashil kuma dhamaan? Mase ogyahay raggiisii iney Aakhiro u bateen? Aaway Ceydiid? Aaway Cisman Caato? Aaway Galaal? Aaway Qanyare? Aaway Maxamed Dhere? Aaway Cumar Xashi? Aaway kuwii kale ee ku jiilka ahaa? Kolley jeneral iyo sanator dhaafi maayee maa masaajidka galo oo tusbax qaato oo Ilahey u towbad keeno? Sow talo walaal ma aanan siin?"

Address

DABKA
Delhi
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuux Qardaawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share