Somaliatrucks

Somaliatrucks import trucks

24/07/2024

Muxaafed la iibsadiyo
Malaa xildhibaanadii
Macaan jecel bey noqdeen
Fartaa malab ugu jiraa
Dhabbaa layeugu milmoo
Waxa baa la macaashayaa
Miskiin baa look tashaday
Miyeeydaan garan kareeyn
Marxaladaha lagu socdiyo
Majara habawga dhacay
[
Sidii magalootigii
Maxaad u aluubantay
Mudane xildhibaan katoos
Maqaar Saar maahidoo
Tiyaatar ma joogtid iyo
Golii madadaaladee
Macnay kulankiyo fadhiga
Ma yeeraan kiyo shacbiga
Adaa metelee u sheeg.
waxaad ugu maqantihiin

Haddaadan masuul qaldamay
Kareeyn maahee ka daa
Miyeeynaan Oran kareeyn
Muquuniyo waxa tihiin
Alaylehe meel cidlaa

17/07/2024

[16/7, 13:17] Abdiaziz
Soddonkii gu'bey
Ku saqiirtayoo
Saaka waa marxuum
Soomaalilan

Firkaan saxnayn
Een lagu salayn
Soomaali nimo
Oo saancaduhu
Ku sumee lahaa

Saxalkii baxyoo
Socan waakufrigu
Sixirkuu watoo
Soomaali weeyn
Soo noqotayaa
Saarkiyo markale
Mideeyaa la suray
Sool iyo sanaag
Iyo saaxiliyo
Buuhood salal
[16/7, 13:17] Abdiaziz:
Wey sogordoheen
Sebi iyo dhalaan
Makas iyo sabool
Waxa lagu sasabay

Been saafiyiyo
Sidaneey ahayd
Siir nacayb dartii
Waa laydin sugay
Sax waxaan ahayn
[16/7, 13:17] Abdiaziz:
Soconwaa kufrigu
sixirkuu dhigoo
Saxalkii baxyoo
Soomaali weeyn
Soo noqotayoo
Saakiyo markale
Mideeyaa la suray
Hargeeysiyo saraar
Seylac iyo berbera
Sabarada bucana
Sacab looga tumay
[16/7, 13:18] Abdiaziz:
Sawrac iyo nasabad
Sinji dhashoiyo
Ciriq sii fogbaa
Isku soohayoo

Ma salguurtoo
Seed iyo lafbeey
Isku saabantoo
Cadow saaf damcaa
Kala saari waa
[16/7, 13:18] Abdiaziz:
Soconwaa kufrigu
sixirkuu dhigoo
Saxalkii baxyoo
Soomaali weeyn
Soo noqotayoo
Saakiyo markale
Mideeyaa la suray
Hargeeysiyo saraar
Seylac iyo berbera
Sabarada bucana
Sacab looga tumay
[16/7, 13:19] Abdiaziz
: Suul dhaarigii
Bey sumal xadoo
Siriq loo dedfey
Ku yar siibatee

Dib in loo sexeey
Sargooyadu ahayd
Nin saluugeyoo
Soli waayey xumo
Qadaf lagama sugo
[16/7, 13:19] Abdiaziz:
Soconwaa kufrigu
sixirkuu dhigoo
Saxalkii baxyoo
Soomaali weeyn
Soo noqotayoo
Saakiyo markale
Mideeyaa la suray
Hargeeysiyo saraar
Seylac iyo berbera
Sabarada bucana
Sacab looga tumay

30/11/2023

Waxaan aad uga xumahay in Ka dhadhay soomaali waayo waa dad bilaa caqli ah
Oo aan innaba la socon waaqiciga iyo maslaxaddooda
Waa dad si fudud loo adeegsado

Dhulbagante wuxuu Ka dagaalamay adoo harti ah yuu isaaq ku xukumin
Wuxuuna ogolyahay in hawiye xikumo

Isaaq wexeey soomaalia uga go,ayaan in
Khayraadka dhulkooda ku jira ingiriiska faaiideeysto

Habarjeclo waxay rabtaan ineey kumanaan wiil uga dhintaan ineey difaacaan sumcadoodii ahayd ineey dhulbagante Ka adag yihiin

Waxaa ku dhimanaya kumanaan ku dhaawacmaya ku hanti beelaya
Fikiradaa maalaa yacniga ah

14/10/2023

Hadii rabtid xasan sheekhoow inaad deni bedeshid rag miisaan leh keen xayeeshida aad soo ururiday meel ma gaari doonaan

24/09/2023

Aduunyada alla haga
Inaad hilinka toomoon
Heshaa waa iraadoo
Waa hibo ilaahay
Hindisiyo aqooniyo
Awoodaada kuma hanan
Iyo haybta dhalashee
Hadba saad u dhaqtiyo
Xisaab aan hareyn iyo
Hawl weeye kuu taal
Dhigo kuu hadoodilan
Berti iyo hadhow oo
Hadii aad masuul tahay
Marna hadafka nololeed
Hibashada dorraad iyo
Hebelaysi reer iyo
Ha ku dhererin maalmaha
Kuu hadhay aduunkoo
Lama oga heddaadee
Aakhiro ha moogaan
Ilaahay ha laga boqo

09/08/2023

Ma aha shacabka isaaq iyo xukuumadda biixi toonna waxa dagaalka wada laascaano balse waa dawladda ingriiska iyo shirkadaha shidaalka ee ingiriiska
Haddaba si looga hortago waxaa muhiimah in warkaasi noqdo mid caalami ah hadabba waa in la sameeyo mudaaharaadkii ugu weeynaa golaha amaanka hortiisa iyo baarlamanka ingriiska hortooda waa in halkaas la fadhiyo ugu yaraan halbil

23/07/2023

Waa war sugan ciisa maxamuud caasimadda weey sheegteen barlaman iyo.madaxweeynena ayagaa Ka ah dhamaan wasiirada xildhibaanada reer bari mudug sanaag karkaar gardafuu haylaan ha tageen boosaaso ama qardho si loo huboyo garoowe iney tahay ama sii ahaan karto meel Ka mida puntlan ama sii ahaan karta caasimad loo domani yahay

10/07/2023

Dhulbahante Waa bilaa caqli iyagii baa argagixiso isku shaabadeeyey

07/07/2023

Nin Ayaa b**b Ka geeystey suuq ciidanka amaanka oo goobta yimi Ayaa xabadeeyey ninkii ninkiina waxa uu soo firay xabado shacab Ayaa ku dhintay yaableh masuuliyada fal denbiyeedka dhacay
Saxse ma tahay in la dhoho haloo garnaqo

04/07/2023

Etiopia oo waddadii burburka cagta la heshay iyo in laga cabdi qabo in uu soo laabto dagaalkii Eritrea
Io abi Ahmed siyaasadiisii Is duqaysay

03/07/2023

Hartiyoow run ha lagu wada joogo ama ha lagu Kala guuro milil dushii lama dhayo
Annagu faroole iyo caruurtiisa ma aanaan dooran dastuurka wakiil ugama aan dhigan
Mandaydka ay garoowe ugu soo duuleen yaa siiyey hadii ay xaq tahay in nin waliba mar kuu doono inta Xamar lacag Ka soo qaato inuu shacabka weeraro hadee madaxweeynaha dambe ayeey u taalaa oo aan weerari doonaa ninna goofkiisa ha goosto

03/07/2023

Tima cadoow si xasan mahadsanid laas caano u dhoho miyaad puntland khalkhal u gelisey xasan wuu ku isticmaalayaa laakiin puntlan la aanteed laascaano mexeey noqon doqon mici dheer

Indirizzo

Via Kennedi
Parma
43100

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Somaliatrucks pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Condividi