Hassan Juule2

Hassan Juule2 وأحسن كما أحسن الله إليك

29/07/2026

Sii share gareeya si dad badan ay ubadkooda uga badbaadiyan halistaan

30/05/2026
25/12/2025

waxaa farxd weyn u ah Reer islii, gaar ahaan xaafada section3 in ay helaan iskuulka lamagac baxay (Miftah group of schools), oo daaween doona su'aasha ah: canuga hadaan iskuul geeyo Akhlaaqda ayaa ka lumeyso.
hadaba ugu imow Miftah Group of schools, Aqoonta maadiga iyo diiniga,quraanka oo mudnaantiisa leh, Asturka wanaagsan ee gabdhahaaga , islaam-nimo, iyo canuga oo si fiican looga dhisi doono dhanka maadiga iyo diiniga intaba
Wixii faahfaahin ah kala xiriir lamberka 0722103199

Address

Nairobi West

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Juule2 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share