GUHAR

GUHAR KUSO DHAWADA PAGE KA Guhar
WAAD KU MAHADSANTAHAY BOOQASHADAADA.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kanada, Stephen Fuhr ayaa yiri:“Waxaan diyaar u nahay inaan Turkiga kala shaqeyno dhinaca m...
10/05/2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kanada, Stephen Fuhr ayaa yiri:
“Waxaan diyaar u nahay inaan Turkiga kala shaqeyno dhinaca milatariga, balse ma haysanno fursad aan wax walba eber uga dhisno muddo 15 sano gudahood ah... Turkigu wuxuu naga horreeyaa 50 sano qaar ka mid ah dhinacyada... Waxaan ka xunnahay cunaqabateyntii aan h**e ugu soo rognay Turkiga.”

Farmaajo"Warka dawladdu ay ku sheegtay in ay guryo u dhisayso tiro yar oo ka mid ah qoysaskii la barakiciyay, sanadihii ...
08/05/2026

Farmaajo"Warka dawladdu ay ku sheegtay in ay guryo u dhisayso tiro yar oo ka mid ah qoysaskii la barakiciyay, sanadihii la soo dhaafay, waa hadal ay dawladdu ku wajahayso cadaadiska iyo kacdoonka bulshada, maaddaama aysan jirin qoondo h**ey loo qorsheeyey oo arrinkaas loogu daray miisaaniyadda dowladda, ayna u harsan yihiin nidaamka barakiciyey maalmo kooban".

Israa’iil ayaa 730 milyan oo doolar wax u dhigma 70% miisaaniyada Soomaaliya ku bixinaysa ololayaal warbaahineed iyo faa...
07/05/2026

Israa’iil ayaa 730 milyan oo doolar wax u dhigma 70% miisaaniyada Soomaaliya ku bixinaysa ololayaal warbaahineed iyo faafinta dacaayad dib loogu raadinayo in lagu hagaajiyo saameynta Israa’iil ee ku luntay dagaalka Qasa iyo iska horimaadyadii Iiraan oo dhulka ku daray saameyntii Israa’iil, ka dib markii Israa’iil ay noqotay mid dunidda ay qaadacday.

Waxa xusid mudan, hannaankii Israa’iil dhisaysay oo ku saleysnaa warbaahinta iyo sheegashada inay tahay awood gobolka Bariga Dhexe wax ka beddelaysa, adduunka hortiisa ayaa si cad u burburay taasoo lagu muujiyey adkaysiga Falastiiniyiinta iyo xoogga Iiraan, labadooduna ay Israa’iil u rogay nidaam u baahan Mareykanka iyo reer galbeedka inay difaacaan.

Waxaa xasuus ah in wargeyska Post, oo Israa’iil ka soo baxa ayaa isagu xaqiijiyay xogtan, wuxuuna si xaqiiq ah u sheegay in olole warbaahin xooggan ama xiriir dadweyne oo adag aanay awood u lahayn in ay dib u hagaajiyaan dhaawaca ka dhashay siyaasadaha Israa’iil iyo dagaalka ka socda Qasa, isla markaana lacag badan oo la bixiyo aysan wax weyn beddeli doonin.

Address

Nairobi
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GUHAR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GUHAR:

Shortcuts

Share