FAM TV

FAM TV This is our official page. keep it here.
(1)

24/08/2026

Wareeysigani oo dhameeystiran goor dhow halkani kaga bogo.

゚viralシ

20/08/2026

Aden Bare iyo Faarax Macalim kuma cusba shacabka isqaqabsigooda balse 2027 ayay Kala bixi doonaan!

゚viralシ

17/08/2026

UmulKheir Haruun ayaa ku dhaliilshay isbaheysiga Cabduul afduub.

16/08/2026

Haweeneyda Aisha Jumwa ayaa usoo jawaabtay wasiir Aden Bare kuna tilmaamtay munaafiq iyadoo sheegtay inuu ka carooday kulankii Joho iyo Ruto oo ay iyada ka dambeeysay. Waxay tiri Ducaale wuxuu aflagaadeeyay Joho oo uu si xun u caayay iguna qabsaday sababta aan ula kulansiiyay Ruto, anigoon ujawaabinna Kwenda buu igu yiri bey tiri. Maantana waa munaafiqnima inuu Ducaale iska dhigo shaqsi raali ka ahaa Joho inuu wasiir noqdo.

15/08/2026

Ducaale maanta wuxuu aad u weeraray haweeneyda lagu magacaabo Aisha Jumwa oo aheyd wasiirki arrimaha jinsiyada ee uu Ruto shaqada ka fariisiiyay July 2024. Wuxuu ku aflagaadeeyay inay aqoonin sida wax loo aqriyo oo ay ceebeyn jirtay xiliyada shirarka. Haweeneyda ayaa dhowaan ka baxday xisbiga Ruto ee UDA kuna biirtay Wiper ee Kalonzo xisbigiisa.

15/08/2026

Colaada Ducaale iyo Hangool ka dhaxeeyso ilaa iyo goormaa ayey sii Socon doontaa yaase is dhiibi doonaa?

゚viralシ

15/08/2026

Ducaale miyaa ka dambeeyaa buuqa?

Address

12 Street
Nairobi
006100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FAM TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category