Gashaan

Gashaan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gashaan, Business service, gashaan, Nairobi.

27/11/2017

Hadaad waayo samirteen
Sahan dheerna dirateen
Saymihii gugee da'ay
Socotada la raac-deen

Sabo doog leh gaadhoo
Saxan saxo udgoon iyo
Sayixii barwaaqada
Ayaad saaka joogtaan

Seerihiina ootoo
Sabadaa dhulkee wacan
Soonyaheeda daaqoo
Sina hawga guurina by Suldaan Muhammad Million

24/11/2017

Dahir Alasow waaa siyaasi wayn hadana ah wariye madaxbanan ....miyuusan mustaqbal dambe iyo sharaftiisa uxishonayn markuu C aynayo ama fadexaynayo gabarta masakinta ah mabaxishoonayo miyaa wayabe sxp Dayax Dalnuurshe waa nin raga asaka balaha karif lakin gabarta raaligale

22/11/2017

Somalia ALLOW NABAD KADHIG

Address

Gashaan
Nairobi
2399999

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gashaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share