Ahmed bishaar mwalimu

Ahmed bishaar mwalimu If your business is not on the internet, then your bussiness will be out of business." Bill Gate T Ahmed bishaar mwalimu future president i.a. Seeing a bright

People will not recognise while you are down the stairs and you need to reach your destination. How ever when you reach your point those who used to despise you will make your schedule so busy.

Hampalyo hampalyo hampalyo Waxaa tahniyad farxad aroos ah aga diyarayaa halkaan dumashideeyda Nimco Said iyo seygeda Abd...
20/03/2020

Hampalyo hampalyo hampalyo
Waxaa tahniyad farxad aroos ah aga diyarayaa halkaan dumashideeyda Nimco Said iyo seygeda Abdullahi . Waxaa ugo duceenayaa ducada Nabiga scw 'Barakalahu lakuma wabaraka caleykuma wajamaca beinakuma bil kheyr'. Wiil iyo caano gawar iyo wiil .Aloow kayeel kuwii isku wara ubad D.D.D anfaco kala helo. Asxabeey Amiinta waa dhankiina.

The government of Somalia must stop the flights from Kenya and the countries suspected with this epidemic disease of cro...
13/03/2020

The government of Somalia must stop the flights from Kenya and the countries suspected with this epidemic disease of crona virus. Our vulnerable people can't avoid this disease.
Ku:Dowlada Somali
Dowlada somalia waxaa ka codsaneenaa in duulimaadyada ka imaado kenya iyo wadamada cudurka faafa ee korona virus joojiyaan. Dadkeena waa dad muddo 30 sano dagaal kusoo jiray aad u jilcan maxamili karaan crona virus.
Please share

Xisbiga Nabad iyo Nolol
07/03/2020

Xisbiga Nabad iyo Nolol

Hampalyo hampalyo Masuul sare , sxb aad igu qaali Abdinasir gooni Hassan waxaa  Kuu buuxsamay diintada kheeb kamid ah.Ba...
06/03/2020

Hampalyo hampalyo Masuul sare , sxb aad igu qaali Abdinasir gooni Hassan waxaa Kuu buuxsamay diintada kheeb kamid ah.Barakalahu Lakuma wabaraka caleykuma wajamaca beinakuma bil kheyr. Wiil iyo caano gabar iyo caano.

Markaan si dagan u fikiray. Een kumaan kun su’aal is weeydiiyay anoo qurbaha jooga waxaa ii soo baxday sidatan. -Dal kaa...
05/03/2020

Markaan si dagan u fikiray. Een kumaan kun su’aal is weeydiiyay anoo qurbaha jooga waxaa ii soo baxday sidatan.
-Dal kaaga haduu xunyahay soow adi uun kuuma xuma? Haduu wacan yahay na soiw kaagii aad ku faanayso miyaanan ahayn? Inaad maalin walba raadiso waxa ka qaldan ood baraha bulshada la taagnaato gurugayga waxa qaldan Sidatan iyo sidatan, qof gurigiisa ceebtiisa raadiya oo banaanka keena, sharaf ma sheegan karo, hadeey wax qaldamaan gurigaaga adiga ayaa saxayaa oo uuma baahnid inaad idheh iyo ogeeysiis inaad ka bixiso.
-Hadii madaaxdaadu Wax qaldamaan, horta adigu ma wada Saxan tahay, intaad iyaga sixin? Qof banii aadam ah ma wada saxnaan karo Wax weey ka qaldamaan sida anigaba Wax iiga qaldamaan, qof waliba qofka uu ka hoowl iyo masuuliyad badanyahay ayuu ka qalad iyo saxba badanyahay, qof aan hawlba galin muxuu saxaa oo muxuu qaldaaba? Hadii xatta Wax weeyn Si noqdo, horta adiga ayaa kuu xil saaray oo ku dhahay xisaabi? Allahii abuurtay ayaa xisaab ku leh, adiga taada ayaa lagu weeydiinayaa ee horta adigu 💯 sax ma tahay? Ma tahay mid uusan qalad ka dhicin? Waa maya oo kaliya,
-hadii dalkaaga aad Si la rabto oo Alle kugu ogyahay? Sida aad ku hirgalin karto waa adoo, “waa dadkaagii ee dhex taga, la shaqeeya, garab kaaga ka gala oon cadaw ku noqon waa waxaagii iyo dadkaagii ee” ka dibna iyagaba dhaha waa miyaa sidaa la sameeyo, fikir kaagii inuuba hirgalo ayaa dhici kartaa oo laga helo, dal qalaad iyo dibad lagoo soo caytamo sidatan baa ka sharaf badan kana is badal wanaagsan. U jeedadaydu waxay tahay adoo wanaag raba ha u marin wadada xumaanta, ceeyda, afkagaadada, iyo Dalkaaga ood yasto, dadkaagu hadaay xun yihiin adiguna waad xuntahay I leeyn cirka kamaad imanee. Waxaan ahay waxa dadkeeygu yihiin, waxaa xushmad iga mudan madaaxda dalkeeyga. Mahadsanid 👑
Copy right Awale aden

04/03/2020

Hadii dowlada kenya dagaal rogaal celis ah soo qaado, Waxaa dhihi lahaa gacan kuheenta Mandera halala wareego. Period

Mogdishu, the capital city of somalia will be peaceful soon Insha Allah.
04/03/2020

Mogdishu, the capital city of somalia will be peaceful soon Insha Allah.

04/02/2020

Muwadin, Muxafidh iyo mucaradba Wadanka hormarkiisa aan katalino. Make Somalia great country again. Yes we can

01/02/2020

Somalia
A great and Beautiful country

Makala kuhusu HISTORIA ya somalia. Usikose kutazama kujua nyingi
19/12/2019

Makala kuhusu HISTORIA ya somalia. Usikose kutazama kujua nyingi

Makala kuu: Historia ya Somalia Nchi iliunganika mwaka 1960, kutokana na makoloni mawiliː la Waitalia (kusini) na la Waingereza (kaskazini). Baada ya mwaka 1...

Makala Kuhusu Somalia kwa lugha ya kiswahili
19/12/2019

Makala Kuhusu Somalia kwa lugha ya kiswahili

Makala kuu: Historia ya Somalia Nchi iliunganika mwaka 1960, kutokana na makoloni mawiliː la Waitalia (kusini) na la Waingereza (kaskazini). Baada ya mwaka 1...

An interesting lesson of today.Don't miss it
18/12/2019

An interesting lesson of today.Don't miss it

Hadii markaas aad daneeneso cashiro si toos ah inaa u qaadato kusoo biir our zoom live lessons. Tag playstore kadib soo download gareeso.six faahfaahin ah:+2...

Address

12 Street
Nairobi

Opening Hours

Monday 01:00 - 17:00
17:30 - 18:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Telephone

+254729102076

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed bishaar mwalimu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed bishaar mwalimu:

Share