warfaa kgs

warfaa kgs Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from warfaa kgs, Business service, Nairobi.

26/07/2024

Taliyaha Dastuurka hussein sheikh mahmoud

Golaha Shacabka BJFS Horumarinta Dimuqradayadda sinnaantaIyo caddaladda Muwaadininta somaliyedXoojinta iskaashiga Dib u ...
31/03/2024

Golaha Shacabka BJFS
Horumarinta Dimuqradayadda sinnaanta
Iyo caddaladda Muwaadininta somaliyed
Xoojinta iskaashiga Dib u dhiska Hay,ada

Dhamesetirka Dastuurka☑

Xildhibanada Labada Aqal BarlamaankaJamhuuriyada federalka soomaliya ayaaCod Aqlabiyad Ah ku Ansixiyey DasturkaDalka Gud...
30/03/2024

Xildhibanada Labada Aqal Barlamaanka
Jamhuuriyada federalka soomaliya ayaa
Cod Aqlabiyad Ah ku Ansixiyey Dasturka
Dalka Gudoomiyaha Golaha shacabka
Sheikh Adan Madoobe Ayaa kulanka shir
Gudoominayay Wuxuuna Ku dhawaqay.
In La Ansixiyey Dastuurka

Kulanka Xildhibanada Labada Gole Ee
Barlamanka Federalka soomaliya Ayaa
Soo xaadiray 254 mudane oo Kala Ah
212 xildhibanada Golaha shacabka
Iyo 42 senator oo Ah Aqalka sare Ah

W/Towfiiq ,Insha allah

Sawirkii ugu foosha xumaa Ee aan ArkoSadaqa Labixyo waxaa ugu khery badanSadaqada si,siraysan loo,Bixiyo sadaqoWaxaa u,k...
25/03/2024

Sawirkii ugu foosha xumaa Ee aan Arko

Sadaqa Labixyo waxaa ugu khery badan
Sadaqada si,siraysan loo,Bixiyo sadaqo
Waxaa u,kheyr badan hadba midi siraysane sowdka ka,daaya sadaqada
Sadaqo markaad Bixinayso waxaa inay
Midigta Bidixdu moogataa sidaas ayaa
Kheyrku ku,jiraa sawirka muujinta ha,
Laga daayo in sadaqo la,baxsadaa mansha allah waa wax aad u wanagsan

Soonkeena &saladeena Allow Aqbal

Abdiftah Adan hassan Hamballiyo
21/03/2024

Abdiftah Adan hassan Hamballiyo

Kulan Afur iyo is xog wareeysi ahaa ooKunlada midnimo Qaran Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud u fadiyay kunlada waxaan is...
21/03/2024

Kulan Afur iyo is xog wareeysi ahaa oo
Kunlada midnimo Qaran Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud u fadiyay kunlada waxaan iska xog wareysteen
Xalada dal iyo dhameestirka Dastuurka
MK

01/03/2024

Maxmed Abdullahi Farmaajo

Madaxweynhii H**e somalia farmaajo
Ayaa ka war bixiyay Arimaha gudaha
Iyo dhameestirka Dastuurka furan

26/02/2024

Qofka walalkaga ah cebtiisa La radsho

ARHAAN LAWA DAMEER MA,LAHA
26/02/2024

ARHAAN LAWA DAMEER MA,LAHA

Address

Nairobi

Telephone

+252906595653

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when warfaa kgs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to warfaa kgs:

Share