Faaiido

Faaiido Nairobi

Noloshaada kafakar
21/08/2026

Noloshaada kafakar

17/08/2026

5 walxaad hadii qalbigaada galaan wuu fasahaadayaa,1-xaasidnimo,2-kibir,2-damac,3-cuqdad,4-xumaan-qof umaleeyso.

06/08/2026

Qofkii aan jeclayn inuu dhadhamiyo qadhaadhka aqoonta muddo yar, wuxuu dhadhamin doonaa qadhaadhka jaahilnimada muddo dheer.”

06/08/2026

Waxaa kayiri,marka doqonku kulahadlo hadii aad ijawaabto lamid ayaad tahay,hadiise ka’aamusto isaga ayaa qasaaray.

06/08/2026

Waxaa kayiri, qofkii walaalkiis si qarsoodiya uwaaniya wuu qurxiyay kii dadka hortooda ku waaniyana wuu ceebeyay.

03/08/2026

Waxaa la yiri hadii boqoradu cadaalad sameeyaan weey nabad galaan,hadiise joowr falaan boqortooyadoodu weey duntaa.

03/08/2026

Qofka caqliga leh maahan midka kala garta wanaaga iyo xumaanta ee waa midka kala doorta labada shar midkii fudud.

03/08/2026

Saaxiibka wanaagsani wuxuu ka fiicantahay kali nimada,kalinimaduna waxeey ka fiicantahay saaxiibka xun.

Address

30ths
Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faaiido posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share