27/09/2020
BULB CAMERA !
Waa Camerada qarsoon muuq ahaan u eg Nalka Guryaha lagu xirto Qabashada aragtida 360 Wareeg.
Waxaa ka socon kartaa dhaq dhaqaaqa goobta aad ku xirto meel wal aad joogto.
- Waxaa ku xireysaa Mobilkaaga gacanta adiga isticmaalayo WIFI & DATA.
- Waxaa gelin kartaa Micro SD dib ayaa u daawan kartaa muqaalada ee duubtay.
Hadii aad u baahantahay Maclumaad intaa ka baxsan Fadlan Fariin Noo Dhaaf.