19/05/2022
Shirkad cusub oo Taxi ah ayaa laga furay magalada Fredrikstad, hadi aad Shaqo doon tahay laso xiriir. 02613 ama [email protected]
Hadi aad u bahan tahay inad noqotid milkiile madax banan ama darawal shirkada Fredrikstad Taxi waxay ku haysa fursad Shaqo.