Ahmed ali seed

Ahmed ali seed Ahmed faarah

18/02/2023

Naa kawareeeg kaa dawanee cayaartaas 😂😂

Muga xaa naga galy 😂😂

Garoowe: 18 Feb 2022: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Isbitaalka Guud e...
18/02/2023

Garoowe: 18 Feb 2022: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Isbitaalka Guud ee Garoowe ku booqday qaar kamida dhaawacyadii ku wax yeeloobay xasuuqa Soomaaliland u gaysanayso Shacabka Laascaanood.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa madaxda wasaaradda Caafimaadka, maamulka Isbitaalka guud ee Garoowe iyo xarumaha Caafimaad ee kale uga mahadceliyay sida ay u la tacaaleen bukaanada kala duwan ee la soo gaarsiiyay, iyada oo dhaawacyadii cuslaana loo gudbiyey Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

DHAMMAAD

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa Markii u horeysay Gaaray Degmada Caluula ee gobolka Gardafuu.Aad bana ...
15/02/2023

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa Markii u horeysay Gaaray Degmada Caluula ee gobolka Gardafuu.
Aad bana ugu mahad celinayaa wax qabadka iyo dhaman mashariicda gobolka laga hir galiyey iyo kuwa La dhagax dhigayaba,
Runtii gobolkaas wuxuu ahaa gobol aad uga dib dhacay gobolada kale ee puntland. Hadey noqoto wadooyin iyo mashaarciida kale.

Ahmed ali seed

Waa page kayga rasmiga ee Ahmed ali seed.
14/02/2023

Waa page kayga rasmiga ee Ahmed ali seed.

Address

Salalah
211

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed ali seed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share