Unofficial: DECO

Unofficial: DECO DECO- Is a service company established with the ultimate goal of providing services in Oil & Gas and construction sectors in the country. Initially the com

09/06/2024

Bogcad 20x20 cabirkeedu yahay, meter iyo bar wareegeedu dhisan yahay iyo Ganjele.
Bogcadaas oo u jirta 150 meter jidkd 30 ka Galbeed ayaa iib ah

Waxaan dhegeysta wareysiyo la la yeeshay Prof. Abdirizaq Jurile waxaa ii soo baxday in uu yahay Prof ku Hanti Qaran Cimr...
27/05/2024

Waxaan dhegeysta wareysiyo la la yeeshay Prof. Abdirizaq Jurile waxaa ii soo baxday in uu yahay Prof ku Hanti Qaran Cimrina joogo ilaahay Caafimaad iyo Cimri dheer ha siiyee.
Marka waxaan ku talinlahaa Madaxweynaha puntland iyo waziirada in ay si dhaqsa ah prof ka aqoonta ku duugan iyo waddaninimada sidii looga la hari lahaa anoo aaminsan hadii aad fulisaan in aad dalka soomaaliya aad wax badan u qabateen.
Magaca Prof ku na ka muuqdo kaabayaasha dhaqaale ee Puntland midkood.

Xarunta Horumarinta Hoggaaminta Dhxalreeb waxa ay wareesi ku saabsan Tacliinta Sare la yeelatay Barfasoor Cabdirisaaq Cismaan Xasan (Juriile)

Deco company offering jobs in Somalia.*waxan jaclahay in ay fursadaan ka faaidaysan donaan dhalinyarda wadanka wax ku ba...
08/08/2016

Deco company offering jobs in Somalia.

*waxan jaclahay in ay fursadaan ka faaidaysan donaan dhalinyarda wadanka wax ku bartay

shurudaha laga rabo qofka shaqadaan so codsanaya :

* Marketing manager

1: Wa in u yahay qof dhawaan jamacad dhameyay ama ku jirah sanadki ugu danbeyay.
2: Wa inuu si fican u qori karo Somli , English iyo Arabic
3: Wa inu yaqanaa microsoft office.
4:Wa inu yahay qof dulqaad badan dhawri karana shaqada lo igmaday.
5: Wa inu diyaar u yahy in loodiri karo meel walba iyo waqti walba shaqada lo bahanyahay .
6: Wa inu yahy qof ku shaqayn kara online

*Web designer &developer

1: Wa in u yahay qof dhawaan jamacad dhameyay ama ku jirah sanadki ugu danbeyay.
2: Wa inu yahy qof bartay cilmiga IT ga .
3: Wa inu yahy qof ka shaqayn kara melkasta u joogoh si online ahaan ah (shaqadaan khasb mahan in qofku u xafiiska joogoh)
4: Wa inu diyaar yahy waqti walba oo lobahdo kana sobixi kara shaqada lo diray.

Fadlan CV waxad ku so dirta ([email protected])

shurudaha laga rabo qofka shaqadaan so codsanaya :* Marketing manager1: Wa in u yahay qof dhawaan jamacad dhameyay ama k...
08/08/2016

shurudaha laga rabo qofka shaqadaan so codsanaya :

* Marketing manager

1: Wa in u yahay qof dhawaan jamacad dhameyay ama ku jirah sanadki ugu danbeyay.
2: Wa inuu si fican u qori karo Somli , English iyo Arabic
3: Wa inu yaqanaa microsoft office.
4:Wa inu yahay qof dulqaad badan dhawri karana shaqada lo igmaday.
5: Wa inu diyaar u yahy in loodiri karo meel walba iyo waqti walba shaqada lo bahanyahay .
6: Wa inu yahy qof ku shaqayn kara online

*Web designer &developer

1: Wa in u yahay qof dhawaan jamacad dhameyay ama ku jirah sanadki ugu danbeyay.
2: Wa inu yahy qof bartay cilmiga IT ga .
3: Wa inu yahy qof ka shaqayn kara melkasta u joogoh si online ahaan ah (shaqadaan khasb mahan in qofku u xafiiska joogoh)
4: Wa inu diyaar yahy waqti walba oo lobahdo kana sobixi kara shaqada lo diray.

Fadlan CV waxad ku so dirta ([email protected])

31/07/2016

DECO- Is a service company established with the ultimate goal of providing services in Oil & Gas and construction sectors in the country.

Initially the company will be having multiple connections with other reputable companies in order to provide services that are out of its reach.

The company is designed to cater for national needs in the areas that concern construction, Oil and gas and sustainable gemstone business

Address

Salalah

Telephone

0096898010600

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Unofficial: DECO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share