𝐒𝐀𝐅𝐅𝐀 𝐇𝐀𝐉𝐉 & 𝐔𝐌𝐑𝐀𝐇

𝐒𝐀𝐅𝐅𝐀 𝐇𝐀𝐉𝐉 & 𝐔𝐌𝐑𝐀𝐇 Kusoo dhowaada Safa hajj& umrah oo idiin qabandoonta adeeg xajka iyo cumrada oo tayadeedu sarrayso Mudane/marwo kusoo dhowoow Safa Hajj & umrah.

Adeeg hufan iyo ammaano.

Waydiin iyo warcelin   Fiqi Shaafici (Xaj iyo Cumro).Halkan waxa aan kusoo gudbinaynaa waydiimaha soo noq noqda iyo si g...
06/12/2023

Waydiin iyo warcelin
Fiqi Shaafici (Xaj iyo Cumro).

Halkan waxa aan kusoo gudbinaynaa waydiimaha soo noq noqda iyo si guudba axkaamta xajka iyo cumrada sida culimada mad-habteenna SHAAFICIYADU mareen.

Qaybta:1aad.

1.Cumradu ma waajibaa sida xajka oo kale?

J.Haa,sida mad-habteenna iyo mad-habta xanaabiladuba qabto.

2..Waalidkay haddii uu dhintay xaj iyo cumra ma lagu leeyahay ?

J.Haa,haddii uu xajku noloshiisa mar kamida u soo galay isaga oo mukalaf ah ,xoolu ka badan biilka qoskiisa inta uu ku maqan yahay xajka iyo cumrdana haystay.

3.Markaa aniga inaan kasoo xajiyaa ma igu waajib baa haddii uu dhintay waalidkay isaga oo xajka ama cumradu ku waajibtay,soona gudan?

J.may,maalkaaga kuma waajibayo laakiin haddii uu xoolo ku filan ka tagay waa waajib in xoolahaa laga gudo ka hor intaan la dhaxlin xoolihiisa sida sakada lagu lahaa oo kale,waana arrin in badan la ilaawo ama laga jahli yahay!.

4.Qof nool ma kasoo gudi karaa Xaj iyo Cumro?

J.Haa,haddii uu yahay qof aan isagu gudan karin sida qof waayeel noqday jiif ah,ama qof bukaan ah oo aan larajeynayn in uu caafimaado qiyaasta aadanaha markaan fiirino.

5.Qofkaas ama qof dhintay Cid kale oo kasoo xajida ma wakiilan karaa ,qarashna ma ku qaadan karaa ?

J.Haa,waad wakiiilan kartaa,
qarashna waad ku siin kartaa sida mu-adinka masjidka iyo macallinka quraankuba qarash ugu qaataan maadaama ay wada yihiin cibaadooyin nafcigoodu cid kale ugud bayo oo qofka sameynaya un ku gaar ahayn .

Lasoco qaybta labaad.

18/11/2023

BISMILLAH
Kusoo dhowaada Safa Hajj & Umrah, ammaano iyo adeeg hufan.

Address

Makkah

Telephone

+252634598030

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝐒𝐀𝐅𝐅𝐀 𝐇𝐀𝐉𝐉 & 𝐔𝐌𝐑𝐀𝐇 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to 𝐒𝐀𝐅𝐅𝐀 𝐇𝐀𝐉𝐉 & 𝐔𝐌𝐑𝐀𝐇:

Share