Mayamay cable

Mayamay cable Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mayamay cable, Business service, Khartoum.

05/04/2024
18/11/2023

Hagar power๐ŸŽป

Hambalyo ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Maanta waa maalin qiimo ku leh ummadda Soomaaliyeed, maadaama ay ku beegan tahay maalintii ugu horreysay ...
12/10/2023

Hambalyo ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Maanta waa maalin qiimo ku leh ummadda Soomaaliyeed, maadaama ay ku beegan tahay maalintii ugu horreysay ee calankeena la taagay 12 Oktoobar 1954-tii, kaas oo ah astaan ka tarjumaysa gobannimada, wadajirka iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.

Si Gooni Waxa aan ugu Hambalyeynaya Bulshada Reer SSC-Khaatumo Oo Astaantas Soomaliyeed u Huray Wax Weliba .

Hambalyo

https://twitter.com/CabdiQowdhan

Bashiir iyo Cabdiraxmaan ilma adeerrayaal ilaahay janno ayaan idiinka baryayaa. Alla raggii qaalisanaayeen.
12/10/2023

Bashiir iyo Cabdiraxmaan ilma adeerrayaal ilaahay janno ayaan idiinka baryayaa. Alla raggii qaalisanaayeen.

11/10/2023

Dawladnimadu waa Calan Iyo ciidan Bal Waxa Guutoyin Maraya Eeg Khaatumo

Cabdifatax Muhamed Abdi

11/10/2023

Fariin Loo Diray Madaxwaynaha Khaatumo State..

Al-Cadaala News

Xoghayaha Arimaha Bulshada Maamulka SSC-Khaatumo Dr Yuusuf Saleebaan SancadAyaa Galabtay Booqasho Iyo indha indhayn ku T...
11/10/2023

Xoghayaha Arimaha Bulshada Maamulka SSC-Khaatumo Dr Yuusuf Saleebaan Sancad
Ayaa Galabtay Booqasho Iyo indha indhayn ku Tagay Xarunta Dhallinyarada Ee Abdiasis Youth Centre oo ay ka socotay Ciyaar u dhaxaysay Labada Kooxood ee Horseed iyo Plasma University Kuwaas oo Kamida Kooxaha Tartanka Horyaalka Kubadda Kolayga Soomaaliya.

Xoghayaha Waxaa Booqashada ku Weheliyey Agaasimaha guud ee wasaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha JFS Mudane Cabdiraxiim Warsame Diiriye iyo Sidoo kale Agaasimaha Waaxda Xirfadaha iyo Tababarada Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JFS.

DHAMMAAD.

Waftigii xildhibaanada ahaa ee ka  socday maamulka SSC-KHAATUMO ee xalay soo gaadhay magaalada buuhoodle ayaa maanta  bo...
11/10/2023

Waftigii xildhibaanada ahaa ee ka socday maamulka SSC-KHAATUMO ee xalay soo gaadhay magaalada buuhoodle ayaa maanta booqday jiida h**e ee deegaanadii dhawanaan lagu dagaalamay ee galbeedka gobolka Cayn

Wafiigan ayaa u kuur galayey xaalada nabad galyada iyo difaaca deegaanka

Waftiga ayaa dadka shacabka ah ee halkaa ay ugu tageen kula dardaarmay in ay nabad-galyada ilaaliyaan kana fogaadaan falal kasta oo keeni kara isku dhac danbe oo dhex mara dadkaa ay dariska yihiin isla markaana ay deegaanadooda ku sugnaadaan difaacoodana adkaystaan

Waftiga ayaa dhanka kale dadka deegaanka qorilugud ugu baaqay in ay nabada ilaashadaan oo aan marba la galin dagaal siyaasadeed iyo mid ay soo meeleegeen shaqsiyaad dano gaar ah leh

Agaasimaha Guud ee Darwiishtv Mohamud Boocame oo kulan la qaatay garaadka guud ee isimada ssc khaatumo Garaad jaamac Gar...
11/10/2023

Agaasimaha Guud ee Darwiishtv Mohamud Boocame oo kulan la qaatay garaadka guud ee isimada ssc khaatumo Garaad jaamac Garaad Cali

Address

Khartoum

Telephone

+252907270850

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mayamay cable posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share