Ayandesigner

Ayandesigner Ku Soo Dhawaada Ayandesigner Waxaad Ka Helaysaan Dhamaan Dharka,Sacadaha,Boorsoyinka ,Creamadda Ay Sameyso Ayandesigner

06/05/2020
21/12/2019

Dumarka Waa Astaan Ma Ahan Adoon!!

Habenki dhan adiga ayey Ku shekeynesa wey Ku raxeynesa ilaa 04:00 am kadib adi wad iska sexaneysa.

Iyadon wax badan hurdin ayey soo kaceysa quraac ayeey diyarineysa caruurta ayey iskuul iyo dugsi ukala direysa.

Dhar iyo alaab dhaqow ayey galeysa adigo hurdo dhargay 09:00 ayaad hurdada kaso kaceysa suuliga ayey biyo Ku geynesa intad sii qubeysaneso qolka ayey kusii hagajine quraac ayey Ku diyarineysa.

Markad baxdo kadib qado karis iyo dhul tir tirow ayey galeysa caruurti ayaa imaneysa kan inta ka celi iyo kaas xaga ka celi ilaa habenki sidaas ayey u taagan tahay waa astaanta qoyskaaga.

Iyado sidaas u daalan ayey hadana habenki hurdo heleynin markey indhaha in gashataba canuga iska ooynaya oo naas raba.

Wlhi thuma wlhi waxey diyaar u tahay in Ay Adoon kuu noqoto plz ka ilaali hadalka xanafta leh usheeg in ayaan Adoon aheyn oo Astaanta qoyskaga Ay tahay.
😢😢😢😢😢🙏🙏🙏🙏🙏

19/08/2019

"It’s fine to celebrate success but it is more important to heed the lessons of failure🤔

10/08/2019

ASC Eid mubarak Allah waxaan inooga wada rajeeynayaa in uu acmasha inaga aqbalo eid Ideeda kalena bar waaqo iyo bash bash nagu nagu gaar siiyo Allahu Ma Amen

08/08/2019

Don't allow negativity to cloud your mind. Stand tall and defend your positivity 💪

02/08/2019

Hadday gobonimadu tahay
Wax gaar loo yeelan karo
Hubaal idinkaa guntadoo
Butlaaneey garashadaad
Gayiga kale dheertahee
Guulluhu magaciina dhawr.
Hambalyo dadkaygiigoow, sannad guuro wacan. Sharafi kar kiinna ha ahaato. ❤️🙏

Adress

Gothenburg

Öppettider

Måndag 09:00 - 17:00
Lördag 09:00 - 17:00

Telefon

+46764231853

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Ayandesigner postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela