27/06/2024
●Marka uu Sokeeyuhu
●Subaxdii Timaadaba
●Dibin daabyadaadiyo
●Ka shaqeeyo Fashilkaaga
●Saw daniba odhanmayso
●Cidii Aad Garawshiiyo
●Ka helayo Gacansiin
●Inaad walaalsataayood
●Ka dhawaysataa Abid
Afartaa miskiinka kadaba geeya afartii abwaan daaha gaas waligood ha ciyaane🤔🤔🤔