03/06/2025
Doorashada Gudoomiyaha Ururka Ganacsatada H Hoose Iyo Dhaxe Ee Galmudug
Waxaan soo shaacin doonaa qab soomida doorashada Gudoomiyaha Ururka ganacsatada Galmudug Oo mudo ka hor loo doortay gudoomiye mudo aan ururku si toos ah u shaqayn.
Waxaa maal mihii u dan beeyay kulamo wada tashi yeelanayeen xubnaha ururka ka soo baxay in la doorto hugaanka ururka oo mudo firaaq ahaa.
Cid kaste oo danaynaysa hugaaminta ururka ganacsatada doonaysana in ay isku sharaxdo gudoomiye iyo ku xigeen waan soo dhawaynaynaa.