Abdikadir Osman Ahmed عبد القادر عثمان احمد

Abdikadir Osman Ahmed عبد القادر عثمان احمد kala soco facebook, instgram, twiter iyo youtube waxaad ka heli doontaa dhiira galin, xikmado, maclu

11/10/2021
29/07/2021

Baro 25 nabi ee quraanka lagu sheegay

28/07/2021

Wanaagaaga iyo horumarkaaga waxay ku xirantahay inta aad wanaagisay xiriirka rabigaaga
Allow na hanuuni

Horumarka qofka waxay ku xeran tahay dedaalka, juhdiga,fikirka iyo aqoontiisa shakhsiyadeed, ee kuma xerna shakhsiga qof...
26/07/2021

Horumarka qofka waxay ku xeran tahay dedaalka, juhdiga,fikirka iyo aqoontiisa shakhsiyadeed, ee kuma xerna shakhsiga qofka uu jecelyahay.

"Ciddii is tidhaahda shaqo ku dhaqaaq, waxa ku gudban ama niyadjabiya, mid kale oo niyad jabsan oo isagu fadhi iyo talo ...
25/07/2021

"Ciddii is tidhaahda shaqo ku dhaqaaq, waxa ku gudban ama niyadjabiya, mid kale oo niyad jabsan oo isagu fadhi iyo talo kale wax ku hela. Inta dedaasha, waxa boqolkiiba boqol ka badan inta niyad jabisa ee istus ugu yeedha."

09/02/2021

Dhageyso Qisadaan

اللهم إن هذا المرض هو جند من جنودك تصيبُ به من تشاء وتصرفهُ عن من تشاء اللهم اصرفه عن بيوتنا وقنا شر الداء والبلاء بلطفك...
18/03/2020

اللهم إن هذا المرض هو جند من جنودك تصيبُ به من تشاء وتصرفهُ عن من تشاء

اللهم اصرفه عن بيوتنا وقنا شر الداء والبلاء بلطفك يا لطيف إنك على كل شي قدير

اللهم آمنا في أوطاننا و إبعد عنا وعن أهلنا وبلادنا الأمراض والزلازل والوباء والبلاء والمحن يا الله

bisha shacbaan waa bil fadaa'il farabadan laga helo nabigeena NNKH waa bisha uu ugu soon badnaa marka laga reebo ramadaa...
17/04/2019

bisha shacbaan waa bil fadaa'il farabadan laga helo nabigeena NNKH waa bisha uu ugu soon badnaa marka laga reebo ramadaanka.
saxaabiga usaama ibnu zeyd ayaa weydiiyay sababta uu soonka u badinayo rasuulka.
wuxuu yiri rasuulka waa bil ay dadka hilmaansan yihiin waxay u dhaxeysaa bisha ranab iyo ramadaan, sidoo kale camalka ayaa la rafcinaa( kor loo qaadaa) waxaana jeclahay camalkey anigoo sooman in la rafciyo

  iyo Xikmadaha waxay ka bilaabmaan la yaab iyo fikir
14/03/2019

iyo Xikmadaha waxay ka bilaabmaan la yaab iyo fikir

12/03/2019
18/02/2019

waa kuma qofka go'aanka leh?
qofka aan kasoo laaban go'aankiisa ma yahay qof go'aan leh?

run ahaantii dadka qaarkii wexey aaminsanyihiin qofka aan kasoo laaban go'aankiisa inuu yahay qof go'aan leh.

balse xaqiiqdu wexey tahay qofka go'aanka leh waa kan ka fiirsada go'aankiisa waxa ka dhalanaya kana soo laabta hadii uu u arko iney wanaagsantahay kasoo laabashadiisa .

ra'yigaaga waa muhiim .

.

14/02/2019

waligaaga ku dadaal
sharaftaada iyo
caafimaadkaaga

Address

Afgoye

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikadir Osman Ahmed عبد القادر عثمان احمد posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdikadir Osman Ahmed عبد القادر عثمان احمد:

Share