Xarunta Agoonta/ Dugsiga H/DH Caa’isha ee Bacaadweyn, Puntland, Somaliya.

Xarunta Agoonta/ Dugsiga H/DH Caa’isha ee Bacaadweyn, Puntland, Somaliya. Xarunta-H/DH Caa’isha ee Bacaadweyn:

2013 = 45 arday.
2018 = 140 arday
2023 = 200 + arday

03/07/2026

"wixii midigtadu berta maydha gajada "
waxa soogo'day beerti xarunta waxana ku dhiiri galinayna bulsha waynta somaliyeed inay dhulkoda bertan oo wx kala sobaxan aysan wadamo shisheye u hanqal taagin(TAHRIIBIN)

(HORAA LOSOCONYA)

🕌 OGEYSIIS MUHIIM AH🕌XARUNTA WAXBARASHADA CAISHA BACADWEYNWaxaan si farxad leh ugu bishaaraynaynaa dhammaan waalidiinta,...
25/06/2026

🕌 OGEYSIIS MUHIIM AH🕌

XARUNTA WAXBARASHADA CAISHA BACADWEYN

Waxaan si farxad leh ugu bishaaraynaynaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo bulshada

inteeda kale in Xarunta Waxbarashada Caisha Bacadweyn ay si rasmi ah u furmayso maalinta Sabtida.

📖 Waxaa bilaabanaya duruustii:

✓Barashada Qur'aanka Kariimka

✓Cilmiga Shareecada Islaamka

✓Tajwiidka iyo Akhlaaqda Islaamka

🎓 Fursad wanaagsan oo lagu kobcinayo aqoonta diinta Islaamka iyo barashada Qur'aanka Kariimka.

📅 Taariikhda Furitaanka: Sabti, 27/6/2026

📞 Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Kala Xiriir:

0907643614

0907526206

097501821

Ku soo dhowaada Xarunta Waxbarashada Caisha Bacadweyn "Aqoontu waa iftiinka nolosha
Quraanku waa hanuunka qalbiga"

31/05/2026

Tafsiirka quraanka kariimka luqal carabia

30/05/2026

C/lahi maxamed c/lahi
arday kamaida ardayda xarunta oo tafsiirka quranka kariimka ah luqada somaliga nogu fasiraya

  WAXAN HALKAAN HAMBALYO IO DUCO UGA DIRAYNA DHAMAAN ARDAYDA SAKAY U FARIISATY IMTIXANKA Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tac...
30/05/2026




WAXAN HALKAAN HAMBALYO IO DUCO UGA DIRAYNA DHAMAAN ARDAYDA SAKAY U FARIISATY IMTIXANKA Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland
IN ALLE U FUDUDEEYO NATIJO AY KU FARXANA UU ALLE SIIYO DHAMANTOOD

13/05/2026

Macalimad Yaasmiin oo ka mid ah haldoorka Reer Bacaadweyn & Fasalka 8 aad ee Dugsiga H/DH Caa’isha Xasan Cali Daahir Abduweli Kaynaan Abdirahman Aden Ali Cabdulqadir Cumar Cali Zamiir Siciid Nuux

Caisha Tech. Group maxay karinayaan?
10/05/2026

Caisha Tech. Group maxay karinayaan?

02/05/2026

Si Guul Leh Ayuu Noogu Bilowday Imtixaankii Teeramka 2aad! (2/5/2026) Dalmar Dalbaray Abduweli Kaynaan Abdirahman Aden Ali Cabdulqadir Cumar Cali Zamiir Siciid Nuux Xasan Cali Daahir

28/04/2026

Alx alx

“Sannad dhan haddii aan waxba kuu kordhin, ogow waxa ku helay waa dib-u-dhac!” ~ Shiikh Xasan Calidahir

Waxaa cusub hadda in aan kusoo biirnay App Store ka (intiina Android ka leh baa hadda booqan karta).

https://caishacenter.org/

“Advanced & sophisticated with email and the website has both AI & live assistance chatbot where users can get whatever they like to know about [Caisha Center] … International baa laga dhigayaa, insha ALLAAH.” ~ Khaled Abdiqafar

“Horaa loo soconayaa, insha ALLAAH.” ~ Abduweli Kaynaan

Mahadsanidiin

Nabadoon Axmed

Address

Bacaadweyn

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Agoonta/ Dugsiga H/DH Caa’isha ee Bacaadweyn, Puntland, Somaliya. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xarunta Agoonta/ Dugsiga H/DH Caa’isha ee Bacaadweyn, Puntland, Somaliya.:

Shortcuts

Share