Abdi aziiz

Abdi aziiz wa injineer abdi aziiz waxan idin leyahay wax iifaaideya waxna iga faaideysta thanks all of you

03/01/2025
Ku Sali xabiibkena maxamed scw
11/11/2024

Ku Sali xabiibkena maxamed scw

11/08/2024
12/03/2023

Nabigeena Scw Wuxuu ina Leeyahay:
(Guriyihiinna haka yeelina sida qabuuraha waayo buu yiri, shaydaanka waa ka cararaa guriga Suuradda Baqara lagu aqriyo) guriga aan quraanka lagu aqriyin waxaa uu lamidyahay qabuur, waayo qabuuruhu waa meel mugdi ah oo aan wax digri iyo cibaado ka socon.
قال :رسول الله صلى الله عليه وسلم ( لا تجعلوا بيوتكم مقابر إن الشيطان ينفر من البيت الذي تقرأ فيه سورة البقرة ) [ رواه مسلم ] ..[*]

09/02/2023
09/02/2023

Nabigeena Scw Wuxuu ina Leeyahay: Qofkii Dhahaa Subaxdii iyo Galabtii:
Xasbiyallaahu Laa ilaaha illaa Huwa, Calayhi Tawakaltu, Wahuwa Rabul Carshil Cadiim. 7 Goor Ama Jeer, ilaahay Subxaanahuu Watacaalaa Wax Walba Uu Haminayo, Wax Walba Uu Ka Fakirayo, Wax Walba Uu Ka Murugoonayo, Wax Walba Uu Ka Walwalayo, Wuu Ka ilaaliyaa ilaahay Subxaanahuu Watacaalaa
عن أبي الدَّرداء  قال: مَن قال إذا أصبح وإذا أمسى: حسبي الله، لا إله إلا هو، عليه توكلتُ، وهو ربّ العرش العظيم، سبع مراتٍ؛ كفاه الله ما أهمَّه

16/12/2022

Abuu Hurayrah (A.K.R.) waxaa laga soo xigtay in Nebigu (S.C.W.) yiri: ‘Nin adayg iyo xoog badne ma aha kaa legda ee ka xoog badiya asaaggi; ee nin adayg waxaa ah kii naftiisa celiya goorta uu caroodo). (Bukhaari iyo Muslim)

10/09/2022

Wax walibo oo xumaan ahba waad fafisaye wll kusali xapiipkena Mohamed scw scw 🕋🕋

LiLikeeHSHERintaba kusame pls si aay dadka u arkaan 🕋

24/08/2022

Address

Baydhabo

Telephone

+252613530160

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi aziiz posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdi aziiz:

Share