AM7 Commerce & Consulting

AM7 Commerce & Consulting AM7
Commerce & Consulting

The services we offer
1.

Business Consulting
2. ⁠Business Training
3. ⁠E-commerce
4. ⁠Strategic Business Planning
5. ⁠Investment Management ku soo dhawaaw cmc media
waa page aynu rabna hadii alle idmo inaan ku zoo gudbino barnaamijyo badan wararka iyo xayeysiimaha mahadsanidin

Congratulations! 👏🎉Hambalyo qalbi iyo qaddarin leh asxaabteyda qaaliga ah! Dadaalkiinna, sabarkiinna, iyo juhdigii aad g...
16/07/2025

Congratulations! 👏🎉

Hambalyo qalbi iyo qaddarin leh asxaabteyda qaaliga ah! Dadaalkiinna, sabarkiinna, iyo juhdigii aad geliseen waxbarashada maanta waa mid midho-dhalay. Difaaca buugga jaamacadda wuxuu marag ka yahay kartidiinna iyo go’aankiinna adag. Waxaa tihiin iftiin iyo tusaale wanaagsan oo u ifaya bulshada. Ilaahay ha idinku asturo xigmadda, hana idinku siiyo guulo intaan ka weyn, mustaqbalkiinnana ha ka dhigo mid barwaaqo ah, Insha’Allah. Aad baan idiin ku faraxsanahay!”

Tababar cinwaankiisu ahaa   oo ay   u qabteen qeyb kamid ah iskuulada baydhabo ayaa waxaa qeyb ka ahaa dhamaan macalimii...
21/03/2025

Tababar cinwaankiisu ahaa oo ay u qabteen qeyb kamid ah iskuulada baydhabo ayaa waxaa qeyb ka ahaa dhamaan macalimiinta Future Professional College.
Training ka waxa uu soconayey mudo labo maalmood ah taariikh 20-21-march-2025.
Tababarku waxa uu macalimiintu uga dhignaa in ay ka helaa capacity building si xirfadooda macalin nimo kor ugu qaadaan.
Fpc: is the heart and future of the community.

21/01/2025
اعلان 1 مسلسل المؤسس عثمان الحلقة 165 الموسم السادس 🔥🔥🔥🔥🔥
19/09/2024

اعلان 1 مسلسل المؤسس عثمان الحلقة 165 الموسم السادس 🔥🔥🔥🔥🔥

 WAXAN HALKAN HAMBALYO AROOS AH UGADIRAYA SXPKEY MARNA WALALKEY  (MARDAADI) IYO DUMASHIDEY IQRO MASLAH OMAR(Iqruush) OO ...
26/08/2024


WAXAN HALKAN HAMBALYO AROOS AH UGADIRAYA SXPKEY MARNA WALALKEY
(MARDAADI) IYO DUMASHIDEY IQRO MASLAH OMAR(Iqruush) OO AROOS KOODA KADHACAY MAGALADA BAIDOA JANAAY ILLAHEY WAXAN UGABARYEYAA INAY NOQDAAN KUWII ISKU WAARA OO KALA HELA UBAD KHEYR QABA

كل عام وأنتم بخير، مع أطيب تمنياتنا بدوام الصحة والسعادة،  رمضان كريم.شهر رمضان المبارك وهو من أفضل شهور السنة لما فيه م...
10/03/2024

كل عام وأنتم بخير، مع أطيب تمنياتنا بدوام الصحة والسعادة، رمضان كريم.شهر رمضان المبارك وهو من أفضل شهور السنة لما فيه من فوائد عظيمة للمسلمين

Address

Baydhabo
2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AM7 Commerce & Consulting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share