Southwest Research and consultancy

Southwest Research and consultancy Welcome to Official Page Southwest Research and consultancy, Join us. Aniga wariye ma ihi ama siyaasi toona.

- Haa macluumaad waad ka heli Boggaan.

Siyaasiinta ma necbi...

- - - - Haa laakiin dhaliilahooda waan sheega.

Duleedka Dhuusamareeb
10/08/2020

Duleedka Dhuusamareeb

10/08/2020

Dardaaranka Gabdhaha

10/08/2020

Haddii aan Qaldaneyn Qodobka 5-aad Dastuurka jamhuuriyadda waxa uu qeexaayaa in Afka rasmiga ah ee jamhuuriyadda soomaaliya uu yahay ( Maay iyo Maxaa ) kan labaadna Carabiga uu yahay,

Wasaaradda waxbarashada iyada oo ay markii horeba waajib ku aheyd hadana dadka ugu badan ee ku hadla lahjadda MAAY-Ga waxay codsanaayaan in manaahijta waxbarashada dalka lagu soo daro Af Maay ,

Wasaaradda madaxdeeda iyo madaxda Qarankaba waxaan filaayaa inay tixgelin doonaan baaqa muwaadiniinta soomaaliyeed oo si xor ah usoo gudbistay aragtidooda.

Maxamed

Address

Baydhabo

Telephone

+252613013333

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Southwest Research and consultancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Southwest Research and consultancy:

Share