Xogsidaha - Sheikh Media

Call Directions Contact the business

Xogsidaha - Sheikh Media Your place for fast, easy, and informative answers to your app-related Questions. In addition, we

12/10/2026

waxaanu leenahay deegaano badan ooo aanu kula tartamayno daalo sida gacan libaax wagar iyo buuurta sheikh oo ah dhul deegaan ahaa barwaaaqo ah duurjoogtuna ka biuuxdo

Duqa degmada berbera maxamed ibrahin ismail (dable)

12/10/2026

Isuduwaha Wasarada Xananada Xoolaha Iyo Horumarinta Reer Miyiga Ee Gobolka Saaxil Maxamed Saleeban Cajab ayaa tilmaamay.

  Isuduwaha Wasarada Xananada Xoolaha Iyo Horumarinta Reer Miyiga Ayaa Maanta Safar Shaqo Ku Tegay Degamada Bariga Degma...
12/10/2026

Isuduwaha Wasarada Xananada Xoolaha Iyo Horumarinta Reer Miyiga Ayaa Maanta Safar Shaqo Ku Tegay Degamada Bariga Degmada Sheekh Ee Gobolka Saaxil.

12/10/2026

Isuduwaha wasaarada xanaanada xoolaha iyo horumarinta reermiga ee gobolka Saaxil Dr. Maxamed Saleebaan Cajab ayaa noqday isuduwihii ugu horeyey ee wasaaradaas oo baaqosho ku taga tuulada Gidhays sida ay sheegen odayasha deegaankaasi.

Ramaax waa boog ku taala Reer Saaxil Guud ahaanba Somaliland waana shakhsi ku suntan b**b iyo urursi hanti-umadeedMaxamu...
11/10/2026

Ramaax waa boog ku taala Reer Saaxil Guud ahaanba Somaliland waana shakhsi ku suntan b**b iyo urursi hanti-umadeed

Maxamuud Ramaax waxaa uu kamid yahay shakhsiyaadka ugu b**bka badan Somaliland marka la eego urursiga iyo jacaylka hantida umada ee uu uga faaidaystay xilka dawladanimo

Waxaan xusuusta maalintii Berbera lagu soo dhaweeyey sanadkii 2011kii ee uu kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Berbera waxaan islahaa malaa kani xil umada uma qaban karo marka le eego baahida iyo duruufaha ka muuqday, mudo sanad ah kadib ahna waxaa uu kamid noqday tujaarta Berbera , waxaa b**bay ugu yaraan 10 guri oo dawladu lahayd ( Area shacab ) iyo dhul aan xad lahayn oo g
oo dan guud ah oo ay kamid yihiin guryaha kasoo horjeeda gurigii Eng Cali Xoor xoor iyo waliba sekedaha dhaadheer ee Farjano Berbera ee badhtamaha Magaalada

Waxba kusii fogaan maaye waa astaan xun oo hadna dadka isaga dhigta nin geesi ah oo umada ushaqeeya , waxa kale oo Gabiley looga bedelay waagii uu badhsaabka ka ahaa b**b hanti-umadeed

Waxba kusii socon maayo waa la hayaa b**bka uu ka sameeyey Hargaysa iyo Burco ilaa Gabiley iyo Berbera oo uu manta ka yahay dadka ugu hantida badan ee ku calaamadsan b**bka hantida umadu wadalahayd

Qaarbaa odhan doona imika hantibuu lahaa car soo sheeg hal guri uu dalka kulahaa ka hor 2011kii

Dadka noocaas ah in umada wax loogu dhiibo may ahayn laakiin waxaa kasii daran kuwa wali umada horwada

Waxa kale oo utaala ciise Muuse dhexdooda arin aan la ilaawidoonin inta taariikhdu jirto

Waa ninkii hadh cad riday la dhacay imadii yaryaraa ee uu adeerka u ahaa ee Burco ka sharaxnaa Burco kadibna shirka jaraaid qabtaye yidhi anigu waan gaadhay yoolkaygii , waa ninkii abidka ugu taariikhda xumaa ee soo mara siyaasada Somaliland taas bedelkeeda ragga lamid aha waxay Golaha wakiialda JSL keeneen ragii umatalilahaa siyaasada ee jaangoyn lahaa siyaasada heer Gobol ee wadanka

Waa ayaan darrooyinka iyo xusuusaha u gaarka ee Ramaax waana taariikh madow ee Reer Somaliland dhexdood utaala

Shakhsiyan waan ka xumahay inuu manta Ramaax Xisbiga Kaah udawladeeyo uu isaga dhigo nin geesi ah waa tuugii ugu xumaa ee qarniga ee dalka soo marra waana la yaqaana waligii shaqada uu hayey inay ahayd tuugnimo iyo iskudhufasho umadeed

Waxaan kuu jeedin lahaa inamada aad xidhay si deg deg ah u fasax adigaa istaahila in lagu xidho

Siciid (donidoni) Xog-hayaha xisibga kaah ee dalka canada ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ

โ€œGolaha Wakiillada ceeb bay ku tahay in aan weli la hor keenin ansixinta Gobolka Gabiley iyo dalacsiinta darajada B ee d...
11/10/2026

โ€œGolaha Wakiillada ceeb bay ku tahay in aan weli la hor keenin ansixinta Gobolka Gabiley iyo dalacsiinta darajada B ee degmooyinka Sheekh, Caynabo, Baki iyo Balligubadle, kuwaas oo in ka badan laba sano yaallay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Wakiillada.

Golaha Wakiilladu waa gole siyaasadeed oo ay ku kala matalan yihiin saddexda xisbi qaran ee Kulmiye, Kaah iyo Waddani. Sidaa darteed, waa lagama maarmaan in xisbi kastaa bulshada deegaanadan wax ka weydiiyo arrintan, isla markaana ay kula xisaabtamaan. Ma habboona in bulshada deegaanadani ay intan ka badan sugaan goโ€™aan ay xaq u leeyihiin in laga gaadho.โ€

Xildhibaan Xirsi cabdilaahi

11/10/2026

Waxba Caruur Ha Soo Dirin Meeshan Anaa Jooga."Ramaax Oo Maxamud Xaashi Iyo Xisbigisa U Hanjabay.

Ugu yaraan 109 qof ayaa dhintay, in ka badan 100 kalena waa la la'yahay ka dib markii doon ay saarnaayeen muhaajiriin ay...
11/10/2026

Ugu yaraan 109 qof ayaa dhintay, in ka badan 100 kalena waa la la'yahay ka dib markii doon ay saarnaayeen muhaajiriin ay ku degtay meel u dhow xeebaha Jabuuti.

11/10/2026

Ramaaxow Gudoomiye, Cagaha Dhulka Nooguma Dhufan Kartid Rag Loogu Dhufan karana Ma NIhin Dhibaatada Gobolka ka Daaa............ ๐—›๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ซ๐—ถ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ๐—ฎ๐—ต ๐—ข๐—ผ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐—พ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ž๐˜‚ ๐—ซ๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐—š๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฒ๐˜†

Address

Berbera

Telephone

+252634672982

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogsidaha - Sheikh Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xogsidaha - Sheikh Media:

Shortcuts

Share