Galool media

Galool media macaamiishayadu halkan waxay ka heli Adeega hufan ee Kala iibsiga Alaabaha iyo isku bedelkooga Anaga oo ugu gayn doona meesha uu joogo

fadlan nagu soo biir Mahadsanid.

Abqalaada madaxweynaha WAREEGTO MADAXWEYNE: 30 /08/2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ...
30/08/2023

Abqalaada madaxweynaha

WAREEGTO MADAXWEYNE: 30 /08/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ka soo saaray Soo-jeedinta Odayaasha Dhaqanka ee Arrimaha Doorashooyinka .

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-


Ku: Shir-guddoonka Golaha Guurtida JSL
Ku: Shir-guddoonka Golaha Wakiillada JSL
Og: Komishanka Doorashooyinka Qaranka


Ujeeddo: Soo-jeedinta Odayaasha Dhaqanka ee Arrimaha Doorashooyinka

Mudaneyaal,

Waxaannu idinla socodsiinaynaa in xukuumaddu aqbashay soo-jeedintii Odayaasha Dhaqanka ee Dhex-dhexaadinta isu xil-qaamay, anaga oo tix-gelinnay wada-tashiga guud iyo xaaladaha guud ee dalka.


Sidaa darteed, si doorashooyinku inoogu hir-galaan waxaannu ka codsanaynaa Golaha Baarlamaanka (Guurtida iyo Wakiillada) in ay waafajiyaan soo-jeedinta Odayaasha Dhaqanka Shuruucda iyo Xeerarka Doorashooyinka ee Dalka.


ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

11/07/2023
11/07/2023

Qaabkii ay u dhacday diyaaradii Aadan cade Airport.

Nasoo raac Saaxib

21/04/2023

-Deg

Ciidan Qaranka ee Jiida oo Ciiday.

15/04/2023

Deg Deg:

Gudoomiyaha Imtixaanadka Qaran Daa,uud Faarax oo dhaliilo u jeediyay Wasaarada waxbarashada iyo Wasiir Toorno.

13/04/2023

Qosalkii Aduunka🤣.

Cabdiqani iskufulane iyo Inabku adeerka u ahaa.

31/03/2023

Oday Cajiib ah
"Inanta ninkii dhalay magteedii ayuu Ku rabaa aduunkana waxba ma yaalin" 😆😆

18/03/2023

Daryanka Madaafiicda oo is qabsaday Sool Hada.
Fadlan Isha Ku ahay halkan 👀👀

18/03/2023

Dagaalkii u waynaa oo Hada Ka qarxay Gobolka Sool Daryanka Madaafiicda oo cirka isku sheraray.

Fadlan halkan Isha Ku hay 👀

Address

Berbera

Telephone

+252634839149

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galool media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share