Bilkhayr cold Drink shopp

Bilkhayr cold Drink shopp say Never say�

07/11/2021
Ramadan Mubarak walaaladey❤
16/04/2021

Ramadan Mubarak walaaladey❤

12/02/2021

😂😂😂😂

20/08/2020

Hawshada wado😅😅

20/07/2020

Markaad caano geel ka dharagtid😅😅😅

17/07/2020

Woooow

08/07/2020

😅😅

12/05/2020

Muwaadil Bad-baadi Qoyskaga Bad-baadi Bulshadaada👋🙏

12/05/2020

Ka: qof waxa jecel
Ku: qof laa jecelyahay

Aad baan kuu jeclahay, Haa! waa dhab in aad tahay shakhsiga aan marwalba ka bixin maankayga, marwalba k**a fogaado agtaada, waliba adigu ma ogid in aan kaa agdhowahay, tahayna meesha aan ka helo farxadda iyo kalgacalka. Aad baan kuugu hanweynahay, waxaan jeclahay marlwabana ku farxaa horumarkaaga iyo hor usocodkaaga, si dhaba ayaan runtii u farxaa markaan kaa arko wanaag iyo halyeeynimo buuxda.

Aad baan u jeclahay una daawada sawirradaada, waxa la yaabka leh ayaase ah markaan arko in aan xamili karin sii eegistooda, maxaa yeelay naftaydaan la dheelallowsan jaceylkaaga, awood uma leh kusii daawato muuqaaga ay kaga jirto is maaweelida iyo iska samirsiinta. Ma rabo mana doonayo in aanse iska qariyo qormooyinkaaga iyo muuqaaga, markastoo aan dalaacan doona aad baan kugu duceeya waana sababtaan iskaga qarinayn ee agtayda ugusii baaqi ahaanayaan.

Waa adiga shaqsiga aan sida daacadda ah u jeclaaday, dhammaan dadka kale micna iima sameeyo hadalkoodu, adigase hadalka iyo qormada yar ee maalin i tidhaahdo micna ayay xaggeyga ka leedahay, waan qoslaa oo waliba si kore ugu qayliyaa markaan xasuusto farxaddahaagii iyo qormooyinkaagii xasuusaha lahaa. Haa, ma badna oo inta aad ba ii hibeysay erayo naxariis leh waa koobanyihiin, marka sida caadiga ah loo eego, markase laga eego dhanka naftayda waxay u yihiin keyd, waana furaha farxadda, waxayna ka midyihiin qorsha hawleedkayga maalin la ah dheehashadoodu.

Runtii qalinkastoo u qaato ma dhammeyn karo jaceylka iyo kalgacal ka aan kuu hayo, dhankaagana igasoo jira, waana dhab in aan sannado tirsi leh ku jeclahay haddana uusan jaceylkaasi galina naaqusin. Haddii dadka qaar u kordhiyo heerka kalgacalkooda farriimaha, wacitaanada iyo dhammaan qofka ay jecelyihiin waxa uga yimaadda, anigu waan ka baddelanahay oo waxaa ii kordhiya aamusnaantaada iyo ku noolaanshaha nolosha adiga kuula muuqata wanaagga iyo farxadda. Taa ayaa anna ii ah farxad iyo reyn-reyn, waayo ujeedka aan kuu jeclahay maaha in aan helo sidaan anigu rabo, lana helo tayda uun, muhiimaddu waa in ay taadu hirgashaa kuuna daayaa rabitaankaaga.

Xaqiiqdii gadaashaa cid ma jeclaan, iskaba daa jaceyle waxaan ku fikiray inaan ka fogaado aadamiga oo aan la ambado xusuusahaaga si aanay u duugoobin basharkuna iiga mashquulin! Waa run, oo waan jeclaa in aan ku helo, iina ahaatid dhammeystiraha noloshayda, ana kuu noqdo kaabta iyo kaalmeeyada adduun iyo aakhiroba, haddiise aan taa waayay maaha in aan ku nacayo kuna hiifayo, waase kugu jeclahay kuuguna hambalyeynayaa naftaada in aad u diiddid cidda iyo halka aadan u arkin in ay ku habboontahay.

Waxaan qirnahay marwalbana xasuusnahay qaddarka iyo qoraalka Rabbi, haddii Alle ii kaa qoray mar uun baad soo dhugan dhankayga, kana soo wardoonin nolosha iyo kalgacalka aan rabo in aan kuwada noolaano, haddiise aan calaf iyo qoraal isku lahayn sidaas ayaad iigasii fogaan, ugu dameyna ku maqlii doona guurkaaga iyo hanashada kalgacalkaaga. Maaha in aan maalintaa murugoonayo, kana xumaanayo mustaqbalkaaga, balse waan kuugu duceyn, kuugulana farxin wanaaggaaga.

Ugu dameyntii farriintaan waxaan kuugu soo gabagabeynayaa, ku noolow nolosha aad u qalanto, kuna farax farxadda adigu aad jeceshahay, adigoon qofna ku raalligalineyn. Rabbi caabud, cibaadada badso, waalidkana u baari noqo, adeecna, cidda aad caashaqdona kalsooni sii, anigana ku darso xasuus qorkaaga in aan ku jeclaaday, rabitaankaygana kaaga uga tanaasulay.

Mahadsanid Waxaana rajeynayaa in aad aragtay warqadaydan ka madax banaan qarsoonida.

Dareenkii baxsaday.

16/04/2020

😅😅😅

16/04/2020

Address

Berbera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bilkhayr cold Drink shopp posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bilkhayr cold Drink shopp:

Share