BilkhaYr Cold DrinK

BilkhaYr Cold DrinK Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from BilkhaYr Cold DrinK, Business Center, BERBERA TELSOM HQ, Berbera.

Waa goob ganacsi Oo laga heli karo Sharabka Dalka Oo Shiidan , Oo Shaqaysa 17 saacadood Maalin Kasta Waxay Ku taala Goobtani Magalada Berbera, Istaanka Basaska Bari & Galbeed

25/02/2020

SaaxiibayaaL Muhiimada siiya Cuntooyinka Caafimaadka U wanaagsan Sida Khudradda Cagaaran ,Cuntooyinkaasi Waxay kaa Caawin karaan oo ay awood u leeyihiin Hagaajinta Shaqada Maskaxda!!!

30/01/2020

Canbaha waxa ku jira vitamin (C iyo B), Magnesium iyo Potasium kuwaas Oo jirka ahmiyad u leh.!!.

Ugu yaraan halkii xabo ee Tufaax ahba Saaxibayaal Waxa ku jira afar garaam oo ah maadada Fiber, taasoo Qofka ka Caawisa ...
27/01/2020

Ugu yaraan halkii xabo ee Tufaax ahba Saaxibayaal Waxa ku jira afar garaam oo ah maadada Fiber, taasoo Qofka ka Caawisa in Cuntada uu cunaa ay si fiican u dheef-shiidanto
CAJIIB!!!!!!!!.
Sidoo kale Waa il qani ku ah oo laga helo Fiitamiin C.

Qof Walba Kuma Guuleysto inuu ka Miro dhaliyo yoolasha Noloshiisa!!
23/01/2020

Qof Walba Kuma Guuleysto inuu ka Miro dhaliyo yoolasha Noloshiisa!!

Maadooyinka Wax Nafaqeeya Sida Kuwa Vitamin B And C, Phosphorous, Proteins And Carbohydrates, Waxaa Dhamaantood Laga Hel...
19/01/2020

Maadooyinka Wax Nafaqeeya Sida Kuwa Vitamin B And C, Phosphorous, Proteins And Carbohydrates, Waxaa Dhamaantood Laga Helaa Liin Macaanta

Faa'idooka "Muuska" Waxa Kamid ah*"Waxa uu daawo U yahay Habdhiska Dheefshiidka Aadamaha iyo Calool Fadhiga:*"Sidoo Kale...
18/01/2020

Faa'idooka "Muuska" Waxa Kamid ah
*"Waxa uu daawo U yahay Habdhiska Dheefshiidka Aadamaha iyo Calool Fadhiga:*"
Sidoo Kale:.......
Waxa uu la dagaalamaa Gabowga!! Waxa Ku Jira Maddoyin diidaya inu yimaado Gabow deg deg ahi.

Bookhashadii Adeer Xabiibi ee Magaalada BerBera
12/01/2020

Bookhashadii Adeer Xabiibi ee Magaalada BerBera

Address

BERBERA TELSOM HQ
Berbera

Telephone

63 4291581

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BilkhaYr Cold DrinK posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BilkhaYr Cold DrinK:

Share