Wacan podcast

Wacan podcast kusoo dhowoow macmiil xarunta hagaajinta qalab kasta oo xumaaday ama Laga ay waayay ee axsan group

19/11/2025

Qaybtii 3aad ee sheekadii jacayl ee rodolf iyo maari

19/11/2025

Ugu danbayn caawa ayaan Soo galinaynaa qaybtii saddexaad sidoo kale sheekooyinka waxaan usamaynaynaa jadwal ah ayaamaha ay Soo galayaa xalqaduhu SI aanay xalqaduhu ukala go,in

Fg:badanaa sheekinka waxaan Soo dhigi jirnay TikTok geena wacan podcast lkin wixii danbe dhamaan baraheena bulshada waan Soo galinaynaa oo active baan ka noqonaynaa

Waxaan diyaarinay qaybtii 3aad ee sheekadii jacayl ee wiilkii uu dhalay boqorkii reer Australia ee rodolf iyo gabadhii u...
19/11/2025

Waxaan diyaarinay qaybtii 3aad ee sheekadii jacayl ee wiilkii uu dhalay boqorkii reer Australia ee rodolf iyo gabadhii uu jacaylkeeda darteed dhibta badan ka Mary ee maariya oo aan illaa caawa Soo galin doono

Si aad noola socoto pageka follow dheh

12/11/2025

Waxaan dub ubilaabi doonaa sheekooyinkii jacayl ee aadka uxiisaha badnaa

01/08/2025

Qisadii jacayl ee antar bin shadaad iyo abla /qaybtii 2aad/

Isha ku haya xalqadii 2aad 👀
24/07/2025

Isha ku haya xalqadii 2aad 👀

22/07/2025

Qisadii jacayl ee antar bin shadaad

Darteedbuu wax kasta u sameeyay lkin waa loo diiday cayna loogu daray oo la caayay bahdilayTikTok geena kasoo daawo qisa...
22/07/2025

Darteedbuu wax kasta u sameeyay lkin waa loo diiday cayna loogu daray oo la caayay bahdilay

TikTok geena kasoo daawo qisadan geesigii loholin waayay ee antar binu shadaad

Link:
https://vm.tiktok.com/ZMSW8XX9H/

Bushaaro bushaaro Awal waxaan taxane sheekooyin ama dhacdyooyin jacayl kusoo gudbin jirnay madalaha aan ku leenahay yout...
20/07/2025

Bushaaro bushaaro

Awal waxaan taxane sheekooyin ama dhacdyooyin jacayl kusoo gudbin jirnay madalaha aan ku leenahay youtobe iyo TikTok dhacdooyinkaas oo ah kuwo qiiro ah aadna uxiiso badan qaarna ay kaa oohinayaanba

Hadaba maanta oo taariikhdu tahay 20/7/2025 waxaan xarun cusub idiinka furnayn barteena Facebooka halkan oo aan SI la mida platforms kayaga kale aan idiinkusoo gudbin doono

Address

Berbera

Telephone

+252637213775

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wacan podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wacan podcast:

Share