Eng Nouh

Eng Nouh Dhiiri geLintaadu waa Noo shiidaal

Permanently closed.
06/01/2026

Axyaa jewi😲⛈️♥️

14/11/2025

Gelinta guriga distribution board (panel board) Waa halkay korantadu isagu timado kadibna looga sii qaybiyo guriga

08/10/2025

Badhbaa muxibada dartaa
Ka dhigta marya ay toshaan♥️🤍💚

07/10/2025

Waligaa ma maqashay saxaabi kamid ah saxaabadii nabiga oo waashay ama isku buuqay?

Dabcan jawaabtaadu waa maya oo maadan maqal!.

Dhibaatooyinka maskaxda iyo wareerka ay dadka maanta la kulmaan waxay ka dhasheen ku adkaysigooda adduunyada, iyo ka fogaantooda xadhiga Alle.
qof walba in uu ku daydo saxaabada, oo uu si adag u qabsado xadhiga Alle, si uu uga badbaado dhibaatooyinka maskaxda iyo wareerka nolosha.
Waana in la ogaadaa in xadhiga Alle uu yahay furaha lagu helo nabadgelyo iyo xasilooni gudaha iyo dibadaba.
Xig: caroog somali

07/10/2025

Muhiimada Engineering:

Engeenerigu waa farsamo ku salaysan cilmiga, kaas oo lagu sameeyo qalab, injineemo, dhismooyin iyo nidaamyo muhiim ah. Engeenerigu waa asaaska horumarka caalamka; waxa uu abuuraa waxyaabaha aynu maalin walba isticmaalayno.
Guud ahaan, engeenerigu waa dhaliilaha isbeddelka fiican iyo horumarka dunida.

26/06/2025

Madaxweyne Donald Trump oo u jawaabaya Ilhan Cumar ayaa sheegay inay kasoo jeedo Dal fashilmay oo aan dowlad lahayn, misana kamid ah wadamada adduunka ugu xun.

“Ilhaan Cumar oo aan wax kale qaban oo aan ka ahayn in ay ka cabato Dalkeena haddana Dalkii Fashilmay ee ay ka soo jeeddo malahan Dawladnimo, oo waxa ay ku dheregsan tahay Dambiyada iyo Faqriga, waxaana lagu qiimeeyaa mid ka mid ah Dalalka kuwa ugu xun Adduunka, haddii la qiimeeyo.” … Trump ayaa sidaas ku qoray bogga Truth Social.

Ragii keenay xornimada 26jun 1960
26/06/2025

Ragii keenay xornimada 26jun 1960

14/04/2024

Gantaalo Ku Dhacaya Saldhiga Ciidanka Cirka ee Nevatim
Mansha allah sii faafiya

13/04/2024

Iran oo digniin soo saartay.

Wakaaladda wararka ee Iran ayaa ku warantay in wasiirka difaaca ee dalkaasi Maxamed Reza Ashtiani uu soo saaray digniin ah in Tehran ay si adag uga jawaabi doonto wadan kasta oo u fura hawadiisa ama dhulkiisa si loo weeraro Iran.

Laba hablood oo muslimiin ah oo lagu kala magacaabo Jamila Clark iyo Ariwa Aziz  ayaa lacag 17.5 Milyan oo dollar mag dh...
08/04/2024

Laba hablood oo muslimiin ah oo lagu kala magacaabo Jamila Clark iyo Ariwa Aziz ayaa lacag 17.5 Milyan oo dollar mag dhaw loo siinayaa ka dib markii hab dhaqanka islamka ka baxsan ay ula dhaqmeen Booliska magaalada New York ee dalka Mareykanka

Hablahan oo xijaabnaa isla markaana ku adag diinta islaamka ayay boolisku ku amreen in ay bixiyaan xijaabada isla markaana sawiro laga qaado balse hablihi ayaa maxkamad la galay booliskii waxayna horseedeen in diinta islamka wixii hada ka danbeeya la tixgaliyo.

Sii faafi wll

03/04/2024

😂😂😂😂

Address

Berbera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Nouh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Nouh:

Share