Gacal Store

12/07/2025

GACAL

Jumlad iyo Tafaariiq.
17/05/2025

Jumlad iyo Tafaariiq.

Agabkii xagaaga.
23/04/2025

Agabkii xagaaga.

AC-yada biyaha ku shaqeeya oo aan laydh badan cuneen. Waa qaboojiyeyaal casriya oo gurigaaga ama goobtaada shaqo ka dhig...
25/03/2025

AC-yada biyaha ku shaqeeya oo aan laydh badan cuneen. Waa qaboojiyeyaal casriya oo gurigaaga ama goobtaada shaqo ka dhigaya meel aad u qaboow oo aad ku nefisi karto, isla markaana laydhka ay isticmaalayaan waa ka laambadaha oo kale oo maaha laydh badan. Qiimuhu Waa mid udhigma tayada.

Sidoo kale waxa aanu keeney marwaxadaha waaweyn ee loogu talo galay goobaha furan oo iyana qiime jaban ah.

0634426356

Qaybaha Kala duwan ee obor koodhada shaqada.
17/03/2025

Qaybaha Kala duwan ee obor koodhada shaqada.

Tooshash noocyo badan isugu jira oo tayo sare leh.
08/03/2025

Tooshash noocyo badan isugu jira oo tayo sare leh.

Ramadan wanaagsan dhammaan muslimka iyo macaamiisha sharafta badan.
28/02/2025

Ramadan wanaagsan dhammaan muslimka iyo macaamiisha sharafta badan.

Saadaali Ciyaarta UEFA Champions League ee Caawa dhexmari doonta Kooxaha  𝗠𝗮𝗻𝗰𝗵𝗲𝘀𝘁𝗲𝗿 𝗖𝗶𝘁𝘆 iyo 𝗥𝗲𝗮𝗹 𝗠𝗮𝗱𝗿𝗶𝗱 oo ku guuleyso...
11/02/2025

Saadaali Ciyaarta UEFA Champions League ee Caawa dhexmari doonta Kooxaha 𝗠𝗮𝗻𝗰𝗵𝗲𝘀𝘁𝗲𝗿 𝗖𝗶𝘁𝘆 iyo 𝗥𝗲𝗮𝗹 𝗠𝗮𝗱𝗿𝗶𝗱 oo ku guuleyso $40

𝗦𝗛𝗨𝗥𝗨𝗨𝗗𝗔𝗛𝗔:

1.⁠ ⁠𝐋𝐢𝐤𝐞-𝐬𝐚𝐚𝐫 Page-ka Shirkadda GACAL STORE.
2. 𝗟𝗶𝗸𝗲-𝘀𝗮𝗮𝗿 Post-ga oo Share garee.
3.⁠ ⁠Hadii ay wada saxaan dhowr qof natiijada ciyaarta waxaa guulaysan doona 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 xagga 𝐰𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲.

F.G: Saadaashu waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabato.

11/02/2025
Gacal had iyo jeer wuxuu ka qayb qaataa horymarinta arrimaha bulshada oo ah ugu horreeyso dhiirrigelinta dhallinyarada.
10/02/2025

Gacal had iyo jeer wuxuu ka qayb qaataa horymarinta arrimaha bulshada oo ah ugu horreeyso dhiirrigelinta dhallinyarada.

Address

Road Number 3
Berberah
00252

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:00
Tuesday 06:00 - 22:00
Wednesday 06:00 - 22:00
Thursday 06:00 - 22:00
Saturday 06:00 - 22:00
Sunday 06:00 - 22:00

Telephone

+252634435149

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gacal Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share